Advertisement

Xarrakada Al-shabaab oo dad ku xir xirtay gobolka Gedo

  Wararka naga soo gaaraya Tuullada Barwaaqo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in xoogagga Al-shabaab gallinkii danbe ee maalintii shalay xireen qaar ka mid ah dadka tuullada, iyaga oo ku eedeynaya in...

Masaajid la weeraray oo dhowr qof lagu dilay Canada

Masaajid ku yaala Quebec Canada ayaa la weeraray  xalay oo dhowr qof lagu dilay. Dad hubeysanaa ayaa afar qof ku dilay masaajidka. Dhowr qof oo kale ayaa dhaawac ah sida warbaahinta loo...

Midowga Africa oo dooranaya guddoomiye cusub

  Kulan la filayo in maanta oo Isniin ah magaalada Addis Ababa uga furmo madaxda urur midowga Africa ayaa lagu waddaa in lagu doorto guddoomiye cusub. Musharixiinta ilaa iyo hadda u taagan ama...

AMISOM oo dalbatay ciidamo dheeraad ah si loo sii xoojiyo dagaalka ka dhanka ah...

Guddiga isku xirka howlgalka militari ee AMISOM ayaa shirkoodii 22 aas ee ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa waxaa ay ku dalbadeen in 4,000 ciidamaddo dheerad ah lagu soo kordhiyo howlgalka...

Kenya oo sheegtay in Sagaal askari oo kaliya looga dilay weerarkii Kulbiyoow

Wasaarada difaaca dowladda Kenya ayaa war qoraal ah oo ka soo baxay waxaa lagu sheegay in weerarkii Al-Shabab ku qaaday saldhig militari oo ciidamadooda ay ku lahaayeen deegaanka Kulbiyoow ay ku...

Kenyan soldiers fight back after raid by Shabaab

Kenyan troops in Somalia were Friday engaged in a massive counter offensive against Al-Shabaab – on land and air – just hours after a deadly attack on their base by the...

Midowga Afrika: 4 kun oo ciidamo ah oo dheeraad ah waan in lagu biiriyo...

Ururka midowga Afrika ayaa sheegay in loo baahan yahay in ciidamo dheeraad ah si dagdag ah loogu soo biiriyo xoogagga AMISOM. Ururka midowga Afrika ee AU ayaa sheegay in ilaa 4 kun...

Faah faahin ku saabsan qaraxyo waaweyn oo saakay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Saraakiil ka tirsan ciidamada DF Soomaaliya ayaa sheegay in la soo afjaray weerarkii hoteelka Dayax, waxaana jira khasaare ballaaran oo ka dhashay qaraxyada saakay dhacay iyo weerarka kooxaha dableyda ah ay...

Hub saarnaa markab ku soo xirtay dekeda Kismaayo oo la qabtay

Ciidamada ammaanka dowlad goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay hub saarnaa mid kamid ah maraakiibta ku xiran dakadda magaalada Kismaayo, hubkaa oo aan ilaa hadda la xaqiijin halka uu ku wajahnaa. Ciidamada...

Qarax khasaare dhimasho geystay oo saakay ka dhacay degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose, ayaa sheegay qarax loo adeegsaday miino dhulka lagu aasay uu saakay ka dhacay goob ay fariisan jireen ciidamada dowlada Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay...
- Advertisement -

HOT NEWS

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com