Advertisement

Sahan la sameeyay oo lagu ogaaday in madaxweyne Kenyatta uu ka caansan yahay Raila

Natiijada sahan ay sameeysay shirkadda ra’ayi arruurinta ee Infotrak ayaa sheegeysaa in madaxweyne Uhuru uu yahay murashaxa kursiga madaxweynenimo ee ugu caansan marka loo barbardhigo murashaxiinta kale ee kursiga dalka ugu...

Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Qadar oo la kulmay xubnaha golaha ammaanka ee qaramada...

Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Qadar ayaa ka codsaday xubnaha golaha ammanka ee qaramada midoobay in waddamada khaliijka ah ee uu horkacaayo waddanka Sacuudiga in ay ka qaadan cuunaqabateynta ay saaren...

1-da Luulyo “Maalintii Guusha”

Ummad walba oo dunida ku nool waxay leedahay maalmo ay si gaar ah ay u maamuusaan isla markaana ku weyn quluubtooda, kuwaasi oo ku astaysan diiwaan taariikheedka bulshadaasi, maalmahaasi waxay mudnaanta...

Madaxweynaha oo Ubax dhigay Taalada Dal-jirka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ubax dhigay Taalada Daljirka Dahsoon, iyadoo maanta loo dabaal degayo 57-guuradii ka soo wareegatay, xornimadii Gobolada Koofur iyo is raacii Koofur iyo waqooyi. Munaasabad kooban...

Raila targets Sh1 billion at campaign dinner

Opposition chief Raila Odinga and his NASA brigade plan to raise at least Sh1 billion next week at a banquet to oil his presidential campaign. Those sitting at the platinum high table...

Mystery over lobby behind Uhuru dinner

A group of business people behind a fundraising dinner in support of President Uhuru Kenyatta’s re-election remains a mystery, with Jubilee officials remaining tight-lipped over the matter. MPs and Jubilee Party officials...

Madaxweyne Soomaliya oo xalay la kulmay Wafdiga Ahlusuna ee Ku Sugan Muqdisho

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa xalay la kulmay Hoggaamiyaha Ahlusuna Wal-jameeca Sheekh Maxamed Shaakir iyo Wafdigiisa ee ku sugan magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirada Arrimaha Dibadda, Arrimaha Gudaha...

Kulan lagu soo saarayay xubnaha gudiga maamuli doono xulshada musharixiinta jubilee oo fashilmay

Waxaa natijo la’aan ku soo dhamaaday kulan looga gol lahaa in lagu soo xusho magacyada rasmiga ah ee dadka xubnaha ka noqonaya gudiga maamuli doono musharaxa la siinayo tiketka xisbiga Jubilee...

Madaxweynaha Tanzania oo shaqada ka tiray wasiirkii warfaafinta

Madaxweynaha wadanka Tanzania John Magufuli ayaa lagu soo waramaya in uu shaqada ka eryay wasiirmkii warfaafinta kadib markii sida la sheegay uu dhaliil u jeediyay mas’uul ay madaxweynaha si weyn isugu...

Jaamacadda Muqdisho oo deeq kala duwan gaarsiisay dadka ay saameeyeen Abaaraha

Deeqdan oo isugu jirtay bariis, sonkor, caano, timir, baco, saliid, iyo caagadaha biyaha ayaa waxaa ka faa’idaystay in ka badan boqol qoys oo kamid ahaa dadkii ay saamaysay abaaraha  iyo biyo...
- Advertisement -

HOT NEWS

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com