Saturday, July 21, 2018
Home Blog

Theresa May for action against Russian aggression

U.K. Prime Minister Theresa May on Monday called for an action against aggressions made by Russia.

In a statement to parliament regarding a recent NATO summit, May stressed the Alliance’s collective responsibility in combating Russian aggression, whether it be through military incursions, assassinations through chemical poisoning or cyberwarfare.

The U.K.’s relationship with Russia has reached new lows after London accused Moscow of being behind the chemical attack in Salisbury that targeted former Soviet spy Sergei Skripal and his daughter, Yulia, with the chemical agent Novichok in March this year.

Earlier this month in Amesbury, a town seven miles from Salisbury, a couple were poisoned by the same chemical agent. One of them, Dawn Sturgess later passed away.

On March 4, former Russian spy Sergei Skripal, 66, and his daughter Yulia were admitted to hospital after being found unconscious in Salisbury.

NATO and the EU supported the U.K. and condemned the attack.

Sergei and Yulia Skripal have since been discharged from Salisbury District Hospital.

Ex-KPC MD Tanui summoned over legal officer’s fake papers

Former Kenya Pipeline Company (KPC) Managing Director Charles Tanui has been summoned to the Directorate of Criminal Investigations today to answer questions on why the current firm’s Secretary Gloria Khafafa was hired as a legal officer without appropriate papers.

Sources say Mr Tanui will also be questioned on why he reportedly stopped a disciplinary action process and possible prosecution of the lawyer.

When Ms Khafafa applied to work for KPC, she is said to have lied that she holds a CPS(K) qualification and that she was awaiting issuance of a certificate, and she had worked for six years. The position she had sought for required a candidate with eight years experience.

Mr Tanui and other senior officials of KPC are on the spot over multi-million scandals that have rocked the company.

The DCI has opened investigations on Mr Tanui’s tenure at KPC.

On July 3, 2014, Ms Khafafa was summoned to appear before the disciplinary committee to answer charges on why she “knowingly” misled the Board and why she gave false information to the company while seeking promotion.

But the meeting set for Kenpipe Plaza on July 11 was “cancelled on the MD’s advice” — according to a Memo dated July 10, 2014.

Instead, she was promoted to act as Chief Legal Officer “until she passes her CPS (K) examinations.”

She was later confirmed to the position by the Board in September 2015 rising to become the current company secretary.

The summons will also turn the focus on Ms Khafafa, who is regarded by insiders as a powerful figure within KPC.

SOURCES:NATION

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay gudiga culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho, waxayna ka wada hadleen arimo la xiriira sida looga hortagi karo figradaha xagjirka ah iyo sida ay culimada bulshada u wacyi galinkaraan.

Kulankaan oo socda mudo hal saac ka badan ayaa waxaa si aad ah loogaga hadlay doorka ay culimada ee ku aadan ka qayb qaadashada sugida amniga dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa culimada uga warbixiyay howlaha dowladda iyo waxyaabihii u qabsoomay bilihii la soo dhaafay, culimada ayaana dhankooda Ra’iisul Wasaaraha siiyay talooyin la xiriiray dhanka Xajka iyo amniga dalka Soomaaliya sida uu warbaahinta u sheegay Sheikh Cali Wajiis oo ka mid ah culimadaa Ra’isulwasaaraha la kulantay.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorshayaasha amniga ay ku sugeyso ku biirisay sidii xoogga loo saari lahaa fikradaha la xiriira xagjirnimada iyo qatarta ay geysan karaan dhalinyarada is qarxisa ee ka tirsan Al Shabaab waxayna wadaa dadaalo dhalinyaradaas looga wacyi galinayo figradaha dagaalka taasoo ay culimada Soomaaliyeed u marayso.

Shirka arimaha Soomaaliya oo maanta la soo gabagabaynayo

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Brussels ee caasimada dalka Belgium lagu soo gaba gabeeyo shirka arrimaha Soomaaliya, oo shalay halkaasi ka furay Ra’iisul Wasaara ku-xigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaana qaybta hore ee madashaan shalay furay.

Shirkan oo ay ka qeyb galayaan Madaxda dowladda dhexe, kuwa maamul goboleedyada, Bulshada rayidka iyo wadamada daneeya arimha Soomaliya ayaa qaybtiisa hore shalay waxaa looga hadlay arrimo badan oo la xiriira xaalada guud ee dalka Soomaaliya.

Qaybta labeed ee Shirka oo maanta dhacaya ayaa ka duwan kii shalay, waxaana shir guddoominaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), waxaana gabagabadiisa laga soo saari doonaa war-murtiyeed ay is la qaateen dhamaan madaxdii halkaas isugu tagay.

R.W Kuxigeenka Soomaaliya ayaa sheegay in la geli doonaa qeybta ugu weyn ee shirka oo uu furi doono Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo,kaasoo uu barbar socda shir looga hadlayo barakacayaasha, ganacsiga iyo haweenka doorka ay ku leeyihiin amniga.

Maraykanka oo diyaar u ah inuu wadahadal toos ah la galo Talibaan

Sarkaal sare oo ka tirsan ciidamada militariga ee Maraykanka ayaa sheegay in xukuumada Washington ay diyaar u tahay inay wada hadal toos ah la yeelato kooxda Taliban ee ka dagaalanto gudaha Afghanistan.

Waxaa uu intaasi ku daray in Maraykanka ay ka go’antahay in la soo afjaro dagaal 17 sano jirsaday ee ka tagan Afghanistan.

General John Nicholson ayaa intaasi ku daray in Maraykanka uu gartay inuu kaalin muhiim ah ku leeyahay dhexdhexaadinta dowlada Afghanista iyo kooxda Talibaan.

Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo warbixin dhawaan la soo saaray lagu sheegay in lixdii bilood ee ugu horeeyay sanadkan dagaalada Afghanistan lagu dilay 1,692 qof oo shacab ah.

Iraan oo dacwad ka dhan ah Maraykanka u gudbisay maxkamada ICJ

Dowlada iiraan ayaa lagu soo waramayaa inay maxkamada caalamiga ee cadaaladda ee ICJ u gudbisay dacwad ay uga cabanayso cunaqabataynta uu Maraykanka saaray.

Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda ee iiraan Maxamad Javad Zarif ayaa sheegay inay doonayaan in Maraykanka lagula xisaabtamo tallabadaasi sida uu hadalka u dhigay sharci darrada ah ee uu qaaday.

Qoraal uu soo dhigay barta Twitarka ayuu wasiirku ku sheegay in iiraan ay ka go’antahay in hoggaansanka shuruucda caalamiga ah iyo nidaamka dibloomaasiyadeed.

Waxaa uu intaasi ku daray inay habboontahay in laga tago wax waliba oo lid ku ah ama ku xadgudbaya shuruucda dunida laga isticmaalo.

Dowlada Soomaaliya oo sheegtay inay soo daabacayso lacag Cusub

Wasaarada Maaliyada dowlada Fedraalka Soomaliya ayaa sheegtay inay meel wanaagsan u marayaan dadaalada lagu doonayo in lagu soo daabaco lacag cusub oo shilin Soomaali ah taasoo ay yeelanayso Soomaaliya.
Wasiirka wasaarada maaliyada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay inay Hay’ada lacagta aduunka ay kala hadleen dhamaystirka qorshaha lagu soo daabacayo lacagta Cusub ee shilinka Soomaaliga wajiga koobaad.
Wasiir Bayle oo dalka Belgium kula kulmay masuuliyiin ka tirsan hay’ada lacagtaa duunka ayaa sheegay in sanadkaan gudihiisa la soo daabacayo lacagta Cusub ee Soomaaliya balan qaadkaasna ay ka heleen Hay’ada IMF-ta

Lacagtaan cusub ee la doonayo in hada ay Soomaaliya soo daabacato ayaa noqonaysa tii ugu horaysay ilaa markii ay meesha ka baxday dowladii dhexe ee Soomaaliya dhowr iyo Labaatan Sano ka hor,ilaa mudadaasna waxaa dalka Soomaaliya ka jiray dhibaato shilinka Soomaaliga ah,gobolada qaar ee Soomaaliya waxaaba laga diiday qaadashada lacgatii uu dalku lahaa waxaana si weyn loo isticmaalaa lacagta dollar oo qiimahheedu aad u sareeyo guud ahaanba dalka Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo, oo ka qeyb galay munaasabadii caleema saarka Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa maanta dib waxay ugu laabteen magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa markii uu caleemo saarka ka qayb galayay ka anba baxay dalka jabuuti halkaasi oo uu kaga qayb galay furitaanka Madasha Aaga Caalamiga ah ee Ganacsiga Xorta ah dalka Jabuuti, iyadoo ay munaasabaddaasi goobjoog ka ahaayeen Madaxweynayaasha dalalka, Jabuuti, Rwanda, Suudaan, iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.

Shirka Iskaashiga Afrika iyo Shiinaha oo ka dhacay magaalada Jabuuti ee caasimada Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ahaa mid looga gool lahaa sidii loo abuuri lahaa jawi ganacsi isku furan oo ka dhexeeya qaarada Africa iyo dalka Shiinaha.

Madaxweynaha ayaa intii uu ku sugnaa magaalooyinka Jabuuti iyo Ankara waxa uu si gaar ah ula kulmay Madaxweynayaasha qaar ka mid ah dalalka Afrika iyo ka qeyb galayaal Caalami ah, waxa ayna ka wada hadleen danaha kala dhexeeya Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa xiriirka ay Soomaaliya la leedahay dalalka kale ee aduunka.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigiisa ayaa dalkaTurkiga loogu soo dhaweeyay hab-maamuus sare, isagoona ka mid ahaa 20 hoggaamiye oo ka qeyb galay caleema saarka Madaxweyne Rajab Tayib Ordogaan.
Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Cabdulqaadir Axmed Cabdi, Wasiirka Ganacsiga,Warshahadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru Dowlaha Gaashaandhigga Maxamed Cali Xagaa iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale qaar ka mid ah shacabka soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya ayaa soo dhawowo nidaamka cusub ee madaxweynaha Soomaaliya uu kula soconayo qaadista dacwadaha dalka Soomaaliyeed.

Uhuru says mistrust fuelling South Sudan, Somalia strife

President Uhuru Kenyatta sees mistrust among leaders in South Sudan and Somalia as the biggest hurdle to a lasting peace in warring Somalia and South Sudan.

He said Somalia, where Kenya has maintained peacekeeping mission since October 2011 military operation, faces further challenge of internal politics between the Transitional Federal Government (TFG) and regional governments.

Ads By Google

Speaking when he met US-Africa Command Commander Thomas Waldhauser at State House in Nairobi yesterday, Mr Kenyatta blamed the elusive peace deal between President Salva Kiir and opposition chief Riek Machar on “unwarranted fear and mistrust” among their hardline supporters. “We shall give it everything we can. But it is not going to be easy,” he said in a statement.
“The deteriorating relationships between the TFG and the regional governments are of major concern to us.”

Mr Waldhauser, the top US military official for Africa, blamed undisclosed Gulf states for fuelling instability in Somalia.

“We’re ready to continue assisting the country so long as the federal government is willing to accept our support,” said Mr Waldhauser in the statement. “The differences and clashes in these Arabian countries are playing out in Somalia. We call for their neutrality.”

Source: Business Daily

Trump announces ambassador picks for Somalia, Nicaragua

President Trump on Wednesday announced his ambassador picks for Somalia and Nicaragua, aiming to reduce the number of vacant ambassador positions.

Trump nominated Donald Yamamoto to be the ambassador to Somalia and Kevin Sullivan to be the ambassador to Nicaragua.

Yamamoto heads the Bureau of African Affairs within the State Department. He served as the U.S. ambassador to Ethiopia from 2006-2009 and Djibouti from 2000-2003.

Ads By Google

Sullivan represents the U.S. in the Organization of American States (OAS), the body that promotes solidarity among the 35 independent states of the Americas.
Both countries have seen recent U.S. political action.

The Trump administration this year stepped up ongoing American military intervention in Somalia. The move follows violent clashes between the government and Al Shabaab, an Al Qaeda-aligned Islamist group.

Meanwhile, the State Department last week sanctioned three Nicaraguan individuals whom officials accused of human rights abuses. State Department officials threatened to take further action as long as government-sanctioned violence against protesters continues in the region.

Trump has left a notable number of ambassador positions open since taking office. More than half of foreign posts remain vacant.

Source: The Hill

Amnesty calls for probe of torture claims in Yemen prisons

An international rights group is calling for an investigation into alleged disappearances, torture and likely deaths in prisons and “network of secret detention facilities” run by the United Arab Emirates and allied militias in southern Yemen.

Amnesty International said in a report on Thursday that it has documented “systemic enforced disappearance and torture and other ill-treatment, amounting to war crimes” in the facilities.

The report said “some (detainees are) feared to have died in custody”.

What US and UK media won’t tell you about the war in Yemen
Based on more than 70 interviews, the authors said “cruel and unlawful” practices were being committed in those prisons.

Amnesty called on the UAE government to immediately stop the torture, and to release detainees.

In the meantime, it said the US should suspend intelligence gathering cooperation with the UAE, and stop supplying it with weapons.

Amnesty said that the 51 cases of enforced disappearance took place between March 2016 and May 2018.

Nineteen of the men remain missing, it said.

Amnesty said it had collected testimonies from released detainees and relatives of the missing across Yemen.

“We’ve done this through interviews with families, government officials, current and former detainess,” Tirana Hasson, director for crisis response at Amnesty, said in an interview with Al Jazeera.

“We’ve also been on the ground in Aden … and all fingers point to really alarming patterns of abuse that have been ongoing now for well over a year, and they have been taking place within a culture of impunity.”

The “most egregious violations” were committed in the “network of secret detention facilities” maintained by the UAE, Tirana said.

One former detainee told Amnesty that “UAE soldiers at a coalition base in Aden repeatedly inserted an object into his anus until he bled” and that he was “kept in a hole in the ground with only his head above the surface and left to defecate and urinate on himself in that position”.

Last year, the Associated Press news agency reported that the UAE and its allied militias were running a network of secret detention facilities, beyond the control of the Yemeni government.

Source: Al Jazeera

President Trump returns to NATO before heading to London

President Donald Trump is returning to NATO headquarters on Thursday after rattling allies with provocative and insulting comments during the summit’s first day.

Some of the closest US allies were still reeling from Trump’s diatribe accusing Germany of being “a captive of Russia” and insistence that “delinquent” allies increase defense spending “immediately.” But the President isn’t likely to face vocal or widespread hostility until later in the day on Thursday, when he heads to London for his first visit to the United Kingdom as President, where mass protests have been organized.

Before leaving for London, Trump is set to participate in a pair of multilateral meetings focused on Russian aggression and the war in Afghanistan.

His first meeting will be with his counterparts from Georgia and Ukraine, two eastern European countries that have been partly invaded by Russia in the last decade. Trump will then meet with allies participating in the NATO-led “Resolute Support” mission to train and advise Afghan security forces.

But ahead of his arrival for Day 2 of NATO’s annual summit, Trump signaled he was not yet done with his boorish attempts to pressure NATO allies to increase their defense spending.

Asked about May’s precarious political position, Trump has said it is “up to the people” whether May remains in power and offered praise of Boris Johnson, the former London mayor who recently resigned as foreign secretary in May’s government.

Ukur Yatani forms team to probe alleged racism at SGR

Labour CS Ukur Yatani has constituted a team of senior Ministry officials to investigate claims of racism and discrimination at the Standard Gauge Railway.

The CS said the allegations, if true, point to a violation of both Article 41 of the Constitution and the labour laws. He has promised that appropriate corrective action, including prosecution, will be taken against those found culpable.

In a late night statement, Mr Yatani ordered the team to carry out thorough investigations and report back to him within the next seven days.

They are also not allowed to use Chinese vans during drop-off and pick-up times.

The investigations further revealed a range of discriminations including pay disparities on the basis of race, unfair treatment, long working hours, threats, harassment and denial of right of association.

Hay’adda caafimaadka ee WHO oo digniin ka soo saartay dawooyinka HIV-da ee ay haweenka qaataan

Hay’adda caafimaadka aduunka ee WHO ayaa warbixin ay soo saartay kaga digtay in daawooyinka lagula tacaalo cudurka AIDS-ka ee loo yaqaano ARVS la xaqijiiyo inay leeyihiin macluumaadka ku saabsan badqabka ka hor inta aysan qaadan haweenka uurka leh.
Arrintan ayaa imaanaysa iyadoo wasaaradda caafimaadka ee dalka ay digniin u jeedisay maamul goboleedyada oo lagu amray inaysan haweenka u qorin daawo lala xiriiriyay inay saameyn ku yeelan karto dalmada .
Toddobaadkii la soo dhaafay ayuu agaasimaha waaxda bixinta adeegyada caafimaadka Dr.Jackson Kioko sheegay in dumarka uurka leh ama caruurta nuujinaya laga doonayo inay sii wataan daawooyinka ay isticmalaan ilaa iyo inta ay ka dhameystirayaan naas nuujinta.
Hasa ahaate waxaa uu agaasimayaasha caafimaadka ee maamul goboleedyada xasuusiyay in badqabka daawooyinkaasi uu yahay mid xaddidan.

Wasiirka shaqaalaha oo amray in la baaro cabashooyin ka dhashay mashruuca SGR

Wasiirka wasaaradda shaqaalaha ee dalka Ukur Yatani ayaa soo magacaabay guddi baaritaano qota dheer ku sameeynaya cabasho ka soo yeertay qaar ka mid ah howlwadeenada Kenyaanka ah ee wax ka dhisaya marinka casriga ee tareenada ee SGR.
Xubnaha guddigan ayaa waxaa ka mid ah sarakiil sar sare oo ka tirsan wasaaradda shaqaalaha waxayna eegi doonaa dhab ahaanshaha eedeymaha loo jeediyay shaqaalaha ka soo jeedo dalka shiinaha ee mashruucaasi gacanta ku haya.
Qaar ka mid ah warbaahinta dalka ayaa tabiyay in dadka Kenyaanka ah ee qutul maalmeedkooda ka raadsanaya dhisiidda mashruucaasi ay takoor iyo falal ku saleysan cunsuriyanimo kala kulmaan sarakiisha dhalasho ahaan ka soo jeedo shiinaha.
Wasiirka ayaa hoosta ka xariiqay in hadii cabashooyinkaasi la xaqiijiyo, ay noqonayso xadgudub ka dhan ah dastuurka.
Cabashooyinka Kenyaanka ka soo yeeray ee la baaraya waxaa ka mid ah in sarakiisha shiinaha aysan u ogolayn inay hal meel wada fariistaan ama ka wada cunteyaan sido kalena baabuurta wada raacaan.
Ukur Yatani ayaa ballanqaaday in cidii falalkaasi lagu caddeeyo dacwad lagu soo oogayo
Bayana uu soo saaray wasiirka wasaaradda shaqaalaha ee dalka , ayaa waxaa lagu xusay in guddiga arrinkan loo xilsaaray looga fadhiyo inuu warbixin ku soo gudbiyo 7 maalmood gudahood.
Shalay ayay ahayd markii afhayeenka dowlada dhexe Eric Kirathe oo shir jaraaid qabtay uu gaashaanka u daruuray eedeymo loo soo jeediyay shaqaalaha dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka shiinaha ee wax ka dhisaya marinka casriga ee tareenada ee loo yaqaano SGR.
Waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay in howlwadeenada kenyaanka ah lagula kacay fal ku saleysan cunsuriyanimo.
Mr. Kiraithe ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aysan jirin cabasho rasmi ah oo loo soo gudbiyay oo arrinkaasi ku aaddan.
Waxaa uu hoosta ka xariiqay in kastoo dowlada ay mas’uuliyad ka saarantahay ilaalinta xuquuqda iyo sharafta shacabkeeda hadana aanan loo baahneyn in qiil laga dhigto hadal haynta ah xaqeena.

Aqalka sare ee dowlada Ireland oo mamnuucay in la isticmaalo badeecooyinka laga soo saaray degaanada ay Israa’iil haysato

Xubnaha aqalka sare ee wadanka Ireland ayaa codkooda ku tageeray sharci lagu mamnuucay in wadankaasi la soo geliyo ama laga ganacsado badeecooyin laga soo saaray degaan si qasab ah lagu haysto sida qeybo ka mid ah falastiin oo ay sanado badan Israa’iil haysatay.

25 ka mid ah mudanayaasha ayaa u codeeyay dhaqangelinta sharcigaasi halka 20 kalena ay ka soo horjeesteen.
Waxaa golaha aqalka sare horkeenay senetar si madax banaan lagu soo doortay halka ay tageereen xisbiyada siyaasadeed ee wadankaasi marka laga reebo midka talada Ireland haya ee Fine Gael party.

Waxaa hadda loo gudbinaya golaha hoose si looga doodo kadibna loo meel mariyo ama daaqada looga tuuro.

Hadii xildhibaanada golaha hoose ee baarlamaanka ay ansaxiyaan waxaa uu sii maraya marxalado kala duwan oo ah dib u eegis lagu sameeyo ka hor inta aanan qalinka lagu duugin si loo dhaqangeliyo.

Saeb Erekat, oo ah sarkaal sare oo ka tirsan hay’adda xoreeynta falastiin ayaa go’aanka senetarada ku tilmaamay mid taarikhi ah isagoo dalalka kale u soo jeediyay inay ku daydaan oo meel mariyaan sharciyadaasi oo kale.

Darasaad lagu ogaaday inay hooseyso tayada booshada iyo burka

Ra’yi aruurin ay dhawaan dowlada sameysay ayaa lagu ogaaday in boqolkiba 28 oo keliya booshada iyo burka lagu iibiyo dukaamada waweyn ee ganacsi ay yihiin kuwo leh tayada habboon.

Waxay tani ka dhigantahay in qaar ka mid ah badeecooyinkaasi marka la eego dhanka nafaqada ay tayo ahaan hooseeyan.

Sida ku xusan warbixinta laga soo saaray darasaadka, waxaa ku yar macdanta gacan ka geysata kobaca qofka.

Millan Ochieng’ oo ka mid ah aqoonyahaanada ku takhasusay culuunta nafaqada ayaa sheegay in macdanta muhiimka ah ee iron, zinc ama vitamin A laga dhex helo khudaarta iyo hilibka.

Wasaaradda caafimaadka ee dalka ayaa sheegtay in badan oo ka mid ah macamiisha inay la dhacaan waxcyaabaha ku qoran badeecooyinka oo lagu sheego in laga sameeyay.

Dowlada shiinaha oo sheegtay inay Soomaaliya ka caawineyso la dagaalanka kooxaha argagixisada

Wasiirka wasaarada Arrimaha Dibadda dowlada Shiinaha Wang Yi oo kulan la qaatay dhigiisa Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawada ayaa sheegay inay dalka Soomaaliya ka taageeri doonan howl galada ka dhanka ah kooxaha argagixisada loogu yeero.

Wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawada ayaa dalka Shiinaha uga qeyb galaya shirka Sideedaad ee Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta kaasoo lagu qabtay Aqalka Shacabka Caasimadda Beijing ee Dalka Shiinaha.

Kulanka dhexmaray Wasiirada Arrimaha Dibadda Shiinaha iyo Soomaaliya ayaay kaga hadleen xoojinta xiriirka labada dal, arrimaha ammaanka, ganacsiga iyo qodobo kale.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa dhigiisa shinaha uga warbixiyay Hormarka Soomaaliya ka socda, isagoo u sheegay in isbedelo guul ah laga sameeyay dhinaca Dhaqaalaha, Amniga iyo Siyaasadda.

Wasiirka arrimaha Dibadda Shiinaha ayaa ugu dambeyn balan qaaday xukuumadda Beijing inay xoojin doonto xiriirka ka dhaxeeya labada dal, isagoo sidoo kale xusay in dowladda Soomaaliya ay ka taageeri doonaan la dagaalanka Argagixisada.

Amb. Axmed Ciise Cawad wasiirka wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ayaa shirkii uu kaga qeyb galay dalka Shiinaha khudbadii uu ka jeediyay ku sheegay in Soomaaliya ay ku taalo Goob muhiim u ah isku xirka Ganacsiga Aduunka, wuxuuna xusay in Xiriir Taariikhi ah uu kala dhaxeeyo Shiinaha oo Iskaashi dhinacyo badan ku salayso uu yahay mid wax badan laga faa’iidi karo.

Midowga yurub oo kordhinaya deeqaha ay Soomaaliya siiyaan.

Midowga Yurub oo ka mid ah Hay’adaha taageerada dhaqaale siiya dalka Soomaaliya ayaa sheegay in deeqaha banii’aadnimo ee Soomaaliya uu sanadkaan 2018 gaarsiinayo €89.5, uro kadib markii laga deyriyay xaalada bani’aadanimo ee ka jirta deegaano badan oo dalka Soomaaliya ka mid ah.

Qoondada Soomaaliya loo kordhiyay ayaa waxaa kaloo qeyb ka ah dalka Jabuuti oo ay ku nool yihiin kumanaan dad qaxooti ah oo ka kala yimid dalalka Soomaaliya,Ethopia,Eritrea IYO Yemen sida lagu sheegay warka ka soo baxay Midowga Yurub.

Deeqdan lacageed ayaa waxa uu ujeedka yahay in wax looga qabto xaaladaha dadka ay saameeyeen dhibaatooyinka ka dhasahy Barakacay, Abaaraha, Caafimaad darada, helitaanka Biyo nadiif ah iyo waxyaabo kale oo la xiriira taaku laynta dadka danta yar.

Midowga Yurub Wuxuu sheegay in €500,000 oo lacagtaas ka mid ah la siin doono dalka Djibouti si loo taageero qaxootiga halkaas ku nool ee ka soo barakacay, dalalka Yemen, Somalia, Ethiopia iyo Eritrea.

Warbixinta Midowga Yurub ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegay in kordhinta daqliga ay wax badan ka bedeli doonto arrimaha bani’aadanimo ee Soomaaliya, oo hada mareysa meel u baahn in wax badan laga qabto.

New flotilla sets sail from Gaza in protest at Israeli siege

Another flotilla has set sail from the Gaza Strip to Cyprus in a show of protest against the Israeli regime’s crippling siege of the coastal enclave, which has been in place for more than a decade.

“The flotilla will set out at 11 a.m. tomorrow carrying sick and injured Palestinians who have been unable to travel abroad [for medical treatment] as a result of the blockade,” Bassam Manasra, a spokesman for Gaza’s National Committee for Breaking the Siege, said at a Monday press conference in Gaza City.

“We announced plans to launch another flotilla… more than a month ago and won’t back down from the decision until we meet our objectives,” Manasra said.

Activists attend an event on a pier in the Gaza City harbor for the launch of a blockade-running boat, surrounded by boats carrying members of Hamas’ marine police, on July 10, 2018 against Israel’s siege. (Photo by AFP)
The first flotilla set sail from waters off Gaza on May 29, carrying Palestinian patients — mostly those injured during the Tel Aviv regime’s military crackdown on weeks-long rallies against Israel’s occupation.

That flotilla, which was composed of a main boat accompanied by smaller boats, was swiftly intercepted and seized by Israeli navy forces. The 17 Palestinian activists aboard the vessels were also taken into custody.

Separately, a “Freedom Flotilla Coalition” has dispatched a ship to Gaza, which similarly seeks to break the Israeli siege. It has traveled thousands of miles from Scandinavian ports and was reported to be near Corsica on July 8.

NATO leaders hope to ‘avert disaster’ amid concern Trump may undermine alliance

European leaders were on edge ahead of this week’s potentially confrontational NATO summit in Brussels, Belgium, amid fears that President Donald Trump will follow through on his threat to pull US military protection for allies despite reassurances from officials like Defense Secretary James Mattis.

One senior European official told CNN that NATO members are preparing for a worst-case scenario at the summit, which begins Wednesday, should Trump repeat his threat to end or curtail defense cooperation with NATO allies that are not on a path to hit their defense funding target of 2% of gross domestic product by 2024.

That step would fracture the notion of collective defense that is central to NATO’s identity and, Europeans worry, delight Moscow ahead of Trump’s meeting with President Vladimir Putin in Helsinki, Finland.

Despite a solid slate of agreements that would, in other times, point to a healthy and thriving alliance, Trump has so undermined confidence that officials on both sides of the Atlantic are bracing for the worst and, at best, hoping for no news at all.

SOURCE:CNN

MPs link Rotich, Bett to sugar smuggling

wo MPs on Tuesday linked Treasury Cabinet Secretary Henry Rotich and former Agriculture CS Willy Bett to sugar smuggling.

Lugari MP Ayub Savula and his Matungu counterpart Justus Murunga said the pair’s actions contributed to the loss of Sh10.6 billion in tax evasion.

The lawmakers accused Mr Rotich and Mr Bett of coercing Kenya Revenue Authority to clear a consignment imported by 14 companies after the expiry of an August 31, 2017 duty-free gazette notice.

The clearance, the lawmakers said, was done even after KRA opposed the move as it was in violation of the East Africa Community Customs Management Act.

The EAC law says import duty is to be paid at the rate in force at the time the goods are entered for home consumption.

Mr Musyoki argued that the import duty had reverted to the East African Community Common Entrance Tariff.

However, upon realising that he may have broken the law, Mr Rotich, on October 4, 2017 issued a notice regularising the consignment and backdated it to September 29.

The notice stated that duty shall not be payable on the sugar which would have been loaded on a vessel between September 1, 2017 and December 31, 2017 destined to a port in Kenya.

The initial gazette notice allowing the importation of duty-free sugar was dated May 12, and was to expire on August 31, 2017.

SOURCE:Daily Nation

Soo badbaadinta carruurtii bohosha ku jirtay oo loo riyaaqay

Farxad iyo raynrayn ayaa lagu soo dhaweeyay soo badbaadinta 12ka wiil iyo tababarahooda kubbadda oo ku xannibnaa bohosha ay biyuhu ugu galeen ee waqooyiga Thailand, ka dib markii dadka biyaha quusa ay soo dhamaystireen hawshii ay dibadda ugu soo saarayeen.

Shantii u dambaysay ayaa la soo saaray Talaadadii ka dib markii ay halkaas ku xayirnaayeen 17 maalmood.

Hawlgalkii aan sahlanayn ee lagu soo samato bixinayay carruurta iyo tababarahooda ayaa indha caalamka soo jiitay saddexdii maalmood ee la soo dhaafay.

Dabaaldeg ayaa ka billawday dalkaas ku yaala Koonfurta Bari ee Aasiya.

Xigasho: BBC Somali

Ugu yaraan 14 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Pakistan

Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Peshawar ee dalka Pakistan ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen ugu yaraan 14 qof halka 65 dheeraad ahna ay ku dhaawacmeen.

Dadka ku waxyeeloobay weerarkaasi oo loo adeegsaday bam ayaa dadka ay saameynta ka soo gaartay waxaa ka mid ah siyaasi ka soo jeedo gobolkaasi waqooyiga galbeed ee Pakistan oo lagu magacaabo Haruun Bilour.

Waxaa weerarka lala eegtay olole siyaasadeed oo uu soo qabanqaabiyay xisbiga (ANP).

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo 25-ka bishan toddobaad la filayo inay doorasho guud ka dhacdo Pakistan.

Shafqat Malik oo ah sarkaal ka tirsan booliska dalkaasi ayaa wakaaladda wararka ee AFP u sheegay in baaritaanada hor dhaca ay muujinayaan in bartilmaameedsigu uu ahaa musharax Haruun Bilour.

Ilaa iyo hadda ma jirto cid si rasmi ah u sheegatay mas’uuliyadda fulinta qaraxaasi.

Ra’iisul wasaaraha Japan oo booqday gobolka ay fatahaadaha ay saameeyeen

Ra’iisul wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa booqasho ku tagay gobolka galbeed oo maalmo ka hor ay ka da’een roobab xooggan.

Roobabkaasi ayaa waxaa ka dhashay daadad iyo dhul go’o ilaa iyo hadda ay ku dhinteen ugu yaraan 176 qof.

Muusibadaasi ayaa lagu sheegay inay tahay midii ugu weynayd ee taarikhda Japan soo marto muddo 36 sano ah.

Dowlada dalkaasi ayaa sheegtay in sido kale la la’yahay dad dhowr .

Ra’iisul wasaare Shinzo Abe, ayaa dhibaatada dhacday awgeed u istaajiyay safaro uu ku tagi lahaa dibadda Japan.

Hasa ahaate waxaa uu dhaliil kala kulmay sawir la soo dhigay barta twitarka oo muujinaya isaga iyo wasiirka gaashaan dhigga ee dalkaasi oo xildhibaano kala qeyb galaya xaflad halka dhanka kale ay roobabka iyo saameynta ka dhalatay sara u sii kaceen.

Dhanka kale waaxda saadaasha hawada ee wadanka Japan ayaa sheegtay in la filayo in maalmaha soo socdo ay sii da’aan roobab lixaad leh.

Ciidamada xasilinta Soomaaliya oo eedaymo loo soo jeediyay

Wasiirkii hore wasaarada Amniga Soomaaliya C/risaaq Cuamr Maxamaed hadana ah mudane ka tirsan golaha shacabka Soomaaliya ayaa dhaliilo u soo jeediyay habka sharci ahaaneed ee ay ku howl galaan ciidamada xasilinta caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho.

Wuxuu sheegay in ciidamada xasilinta soomaaliyan aysan lahayn sida uu xusay shrci kala hagaya taasi oo uu sheegay inay ku xadgudbayso qodob Dastuuri ah oo ka mid ah sharciga KMG ka ah ee dalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa xusay inay lagama maarmaan tahay in magaalada Muqdisho ay ka howl galaan ciidamada xasilinta caasimada kuwaasoo amaanka u xilsaaran balse aysan toosnayn habka sharci ahaan loo maray.

Ciidamada xasilinta caasimada soomaaliya ayaa la dhisay snadkii hore waxayna qayb weyn ka qaateen waxka qabashada amaanka Muqdisho wallow mararka qaar ay dhacaan qaraxyo.