Posted in Wararka Maanta

Guddiga EACC oo u yeeray qaar ka mid ah wakiilada Nairobi

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa u yeeray 6 ka mid ah wakiilada golaha hoose ee Nairobi si wax looga weydiiyo rabshado…

Posted in Wararka Maanta

Guddoomiyaha Migori oo maanta maxkamada la soo taagayo

Waxaa maanta la filaya in maxkamad ku taalo magaaladatani Nairobi la soo taago barasaabka maamul goboleedka Migori Okoth Obado oo lala xiriiriyay dil dhawaan loo…

Posted in Wararka Maanta

Booliska Kenya oo loo ogolaaday inay ganaax degdeg ah saaraan darawaliinta

Maxkamada sare ee dalka ayaa ciidamada booliska u ogolaatay inay si degdeg ah ganaax u saaraan wadayaasha baabuurta ee aanan u hoggaansamin shuruucda wadooyinka. Hasa…

Posted in Wararka Maanta

Saddex muwaadiniin ah oo dacwad ka gudbiyay ERC

Waxaa maxkamada dacwad u gidbiyay saddex ka mid ah muwaadiniinta Kenyaanka ah oo doonaya in guddiga maareeya tamarta ee ERC iyo wasaaradda maaliyadda lagula xisaabtamo…

Posted in Wararka Maanta

Baarlamaanka midowga Yurub oo cod u qaadayo ra’iisul wasaaraha Hungary

Xildhibaanada baarlamaanka midowga Yurub ayaa maanta u codeynaya in la ciqaabo ra’iisul wasaaraha wadanka Hungary , Viktor Orban ama in kale. Waxaa mas’uulkan lagu eedeyay…

Posted in Wararka Maanta

Somalia’s southern port city of Kismayo – in pictures

The port city of Kismayo, in southern Somalia, lies along the Indian Ocean near the mouth of the Jubba River. It is the commercial capital…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamada sare oo berri dhageysan doonto dacwad ku saabsan shidaalka

Waxaa la filaya in berri oo ay taarikhdu tahay 12-ka bishan sagalaad , maxkamada sare ee dalka ee uu fadhigeedu yahay magaaladatani Nairobi ay guda…

Posted in Wararka Maanta

In ka badan 100 tahriibayaal ah oo ku dhintay Libya

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee magaceedu loo soo gaabiyo MSF ayaa sheegtay in tahriibayaal ay tiradoodu kor u dhaafeyso 100 qof ay toddobaadkan ku…

Posted in Wararka Maanta

Maraykanka oo u hanjabay garasoorayaasha maxkamada ICC-da

Dowlada Maraykanka ayaa wacad ku martay inay xayiraad ku soo rogi doonto garsoorayaasha ka howlgalo maxkamada caalamiga ee dembiyada dagaalka ee ICC-da hadii xaakinada ay…

Posted in Wararka Maanta

Kaaliyaha guddoomiyaha Migori oo maanta maxkamad la soo taagayo

Waxaa maanta la filaya in maxkamada uu ka soo hormuuqdo gacan yaraha ama caawiyaha barasaabka maamul goboleedka Migori Okoth Obado oo lagu magacaabo Michael Oyamo….

Posted in Wararka Maanta

Xoghayaha ururka KNUT oo guddiga TSC u qabtay muddo hal bil ah

Xoghayaha ururka qaran ee ay ku bahoobeen macalimiinta dalka ee KNUT ahna xildhibaan baarlamaanka si magacaabid ah ku galay Mr. Wilson Sossion ayaa guddiga adeega…

Posted in Wararka Maanta

Kiisaska dadka is dila oo ku badanaya dalka

yadoo guud ahaan maanta caalamka laga xusayo maalinka ka hortagga inuu qofku is dilo ee loo yaqano (WSPD) ayaa waxaa dalka ku sii badanaya falalkasi….

Posted in Wararka Maanta

Guddoomiyaha Nairobi oo ka soo horjeestay qiimaha lagu kordhiyay canshuurta shidaalka

Barasaabka ismaamulka Nairobi, Mike Sonko ayaa sheegay in qiimaha ah boqolkiba 16 ee lagu daray canshuurta laga qaado noocyada kala duwan ee shidaalka uu culeys…

Posted in Wararka Maanta

Ciidamada Ruushka oo duqeeyay Gobolka Idlib ee wadanka Suuriya

Diyaaradaha dagaalka ee wadanka Ruushka kuwaas oo ku sugan gobolka Idlib ayaa gobolkaasi ka gaystey duqaymo dhanka cirka ah, sida laga soo xigtay kooxda la…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamada sare oo diiday inay hakad geliso dhaqangelinta canshuurta lagu kordhiyay shidaalka

Maxkamada sare ee dalka ayaa shalay dhinac isaga dhigtay dacwad loo gudbiyay oo ku saabsanayd in dowlada laga hor istaago inay ku tallaaba qaado qiimaha…

Posted in Wararka Maanta

Ergayga Q.M ee Soomaaliya oo xafiiska banaynaya

Waxaa dhammaaday waqtiga shaqada uu dalka Soomaaliya ka hayay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan arimaha dalka Soomaaliya Micheal Keating…

Posted in Wararka Maanta

Faouzi Benzarti oo sheegay in Mohamed Salah uusan aheyn laacibka ugu fiican aduunka

Tababaraha xulka Faouzi Benzarti ayaa meesha ka saaray in Mohamed Salah uu yahay xidiga ugu laacibsan aduunka xiligan la joogo, kadib markii xiddigan uu qeyb…

Posted in Wararka Maanta

Doorashada kursi ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya oo ka dhacaysa magaalada Dhuusamareeb

Waxaa Talaadada Maanta ah lagu wadaa in magaalada Dhuusamareb ee xarunta gobolka Galgaduud ay ka dhaco Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka Soomaaliya oo…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Soomaaliya oo ku dadaalaysa soo jiidashada maalgashiga hormarinta

Waxaa shalay si rasmi ah magaalada Beijing ee dalka shiinaha uga furmay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo ay isug yimaadeen hogaamiyeyaasha Africa,shiinaha iyo Qaramada…

Posted in Wararka Maanta

Guddiga TSC oo shaqaleysiiyay ugu yaraan 8000 oo macalimiin ah

Guddiga adeega macalimiinta ee TSC ayaa howlgeliyay in ka badan 8000 oo macalimiin ah kuwaaso badankoodu laga doonayo inay maanta iska xaadiriyaan xarumaha kala duwan…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaadanaya hogaamiyeyaasha Africa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ku sugan dalka Shiinaha ayaa ka hor madasha iskaashiga shiinaha iyo Africa wuxuu kulamo kala duwan…

Posted in Wararka Maanta

Khayre Oo Wasaaradda Amniga Ku Amray Inay Dejiso Siyaasadda Xakameynta Qaxootiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre Ayaa Shir Guddoomiyay Kulan Ay Golaha Wasiirradu Ku Yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya. Khayre ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Hogaamiyaasha Falastiin oo Cambaareeyay Maraykanka

Madaxda wadanka Falastiin ayaa si adag u dhaleeceeyay Mareykanka oo joojiyay dhammaan dhaqaalihii uu siin jiray hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxootiga Falastiyiniinta. Warbixin qoraal…

Posted in Wararka Maanta

Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida oo kulan ku Yeeshay Magaalada Johanneesburg

Iyadoo haben hore ee ay kulan magaalada Johanneesburg ku yeesheen Waxgaradka, Ganacsatada Soomaalida iyo Safaarada Soomaaliya ay ku leedahay dalka Koonfur Africa ayaa looga hadlay…

Posted in Wararka Maanta

Iran oo wacad ku martay in ay ka baxayso heshiiska nukliyeerka

Hoggaamiyaha Sare ee Iiraan, Aayatullaah Cali Khamenei ayaa soo saaray digniin cusub oo ku saabsan heshiiskii nukliyeerka ee sannadkii 2015-kii. Waxaa uu sheegay in uu…

Posted in Wararka Maanta

Xoghayaha wasaaradda beeraha oo la xiray

Guddiga anshaxa iyo la dagaalanka musuqmaasuqa ee EACC ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa twitarka ku sheegay in sarakiil ka tirsan ay xabsiga u taxabeen…