Posted in Wararka Maanta

Guddoomiye Taabid oo ka hadlay maqaamka caasimadda iyo arrimo kale

Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa iftiimiyay dhowr waxyaabood oo shaki laga qabay maalmihii lasoo dhaafay, kadib wareysi gaar ah oo uu siiyay TV-ga Horn…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo : Is qabqabsiga siyaasadeed wuxuu caqabad ku yahay hormarka dowladda.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayay munaasabad sagootin ah oo loogu sameeyay magaalada Boosaaso ayaa soo hadal qaaday is qabqabsiga siyaasadeed ee…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku amaanay Ganacsatada kaalinta ay ku leeyihiin hormarka dalka.

 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Boosaaso  ee xarunta Gobolka Bari ayaa kulamo gaar-gaar ah la yeeshay hoggaanka dhaqanka iyo Ganacsatada Gobolka….

Posted in Wararka Maanta

Dowladda oo ku guuleysatay in Boqollaal Maxaabiis Soomaali ah ka sii deyso xabsiyada dalka India.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si buuxda u sheegay in dowladdau ku guuleystay in Boqollaal Soomaali ah laga sii daayo Xabsiyada dalka Indin,…

Posted in Wararka Maanta

Kulan dhaqaale loogu Uruurinayay Waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo oo lagu qabtay dalka Canada.

Magaalooyinka Toronto iyo Ottawa ee dalka Canada ayaa lagu qabtay kulan ballaaran oo ay ka soo qeybgalleen Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan labadaasi magaalo oo…

Posted in Wararka Maanta

Guddoomiyaha guddiga doorashada madaxa-bannaan Xaliimo Yareey oo xabsiga laga sii daayay.

Wararka ka imanaya magaalada Dhuusa-mareeb ee gobolka Galguduud ayaa sheegaya in goor dhaw Xabsiga laga sii daayay guddoomiyaha guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaranka Xaliimo…

Posted in Wararka Maanta

Haweenka Sacuudiga oo markii ugu horreysay daawaday ciyaar ka dhacday Jeddah.

Dalka Sacuudi Carbiya ayaa markii ugu horreysay waxa haweenka loo ogolaaday in ay goob joog ka ahaadaan oo ay daawadaan ciyaaraha kubadda cag ee ka…

Posted in Wararka Maanta

Toronto:Gabadh 11 jir ah oo la isku dayay in Xijaabka Maqas looga jaro.

Booliiska dalka Canada aya waxay sheegeen in weerarka la sheegay in nin uu u gaystay gabadh 11 jir ah oo uu isku dayay in uu…

Posted in Wararka Maanta

Dowladda Iiraan oo wacad ku martay in ay Mareykanka ka aargoosan doonto.

Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in Mareykanka ay ka talaabeen qadka casaanka ka dib markii ay cunaqabatayn ku soo rogeen madaxa waaxda garsoorka Iiraan Ayatollah Sadeq…

Posted in Wararka Maanta

Caruur dhimatay markii ay doon la qallibantay.

Hawlgal samatabixin ah ayaa soconaya, ka dib markii doon sidday 40 ilmood oo ciyaal iskuul ah ay ku qallibantay meel ka baxsan xeebaha India oo…

Posted in Wararka Maanta

Natiijo ka soo baxday baaritaan caafimaad oo lagu sameeyay Trump.

Dhakhtarka gaarka ah ee aqalka cad ee looga arrimayo dalka mareykanka ayaa sheegay in madaxwayne Donald Trump uu caafimaadkiisu yahay mid wanaagsan. Dhakhtarkan ayaa baaritaankii…

Posted in Wararka Maanta

Midowga Afrika oo ka dalbaday Trump inuu raali galin ka bixiyo hadal gef ah.

Midowga Afrika ayaa ugu baaqay Madaxweyne Donald Trump inuu ka laabto hadal gaf ahaa oo la sheegay inuu u adeegsaday wadammada Afrika islamarkaana uu raaligelin…

Posted in Wararka Maanta

Dowladda oo hergalisay xarunta ka hortaga Xag-jirnimada iyadoo la adeegsanayo Internet-ka.

 Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay magaalada Muqdisho hergalisay xarun dhalinyarada looga wacyi-galinayo ku biirista kooxaha Xag-jirka sida Al-shabaab iyo Daacish, iyadoo la adeegsanayo Internet-ka…

Posted in Wararka Maanta

Mareykanka oo wada hadal la yeelanaya Kuuriyada Waqooyi.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu wadahaddalo la billaabi doono Dowlada Kuuriyada Waqooyi marka la gaaro xilliga ay ku habboon tahay. Wadahadal ku dhexmaray…

Posted in Wararka Maanta

Shirkii Golaha Wasiiradda Somaliland oo maanta lagaga dooday dagaaladii ka dhacay Tuko-Raq.

Shirkii golaha Wasiiradda Somaliland ayaa maanta lagaga dooday xiisadda ka soo cusboonaatay deegaanka Tukko Raq, waxaana laga soo saaray go’aan ah in la ilaaliyo xuduudda,isla…

Posted in Wararka Maanta

Indhaha ayay ku beeshay Kashmir, balse ma aysan rajo beelin.

Magaceedu waa Insha Mustaq, waa 16 jir, waxa ay waligeed ku riyoon jirtay in ay barato dawada, balse waxa ay riyadaas ka quusataymarkii uu indhaha…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo miyuu u bareeray halista Galgala?.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galay safarkiisii ugu dheeraa ee dhul Soomaaliya kamid ah uu ku maro inta uu madaxweynaha ahaa. Wuxuu gaari ku…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Kuwait oo mashaariic horumarineed ka hirgelinaysa Soomaaliya.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo safar shaqo ah ku jooga dalka kuwait, ayaa kulan la…

Posted in Wararka Maanta

Maxaa ka soo bixi kara baaritaanka caafimaadka Trump?

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa jimcada lagu sameyndoonaa baaritaaankii caafimaaad ee ugu horreeyay tan iyo markii uu madaxweynaha noqday. Hadaba maxaad ka fileysaa? Markaa uu…

Posted in Wararka Maanta

Kusimaha Taliyaha NISA oo sheegay in guul ugu soo dhamaatay dabaal dagyadii Sanad guuurada 48aad.

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa u dabaal degtay 08 01 2018 oo ku beegneyd 48 guuradii ka soo wareegatay markii la…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda maanta magaalada Boosaaso.

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dowlad goboleedka Puntland xalayna ku hoyday magaalada Qardho ee Gobolka Bari ayaa maanta wuxuu…

Posted in Wararka Maanta

Maxaabiis Soomaali ah oo laga sii daayay xabsiyo ku yaala dalka Hindia.

Wararka ka imanaya dalka Hindiya ayaa sheegaya in 15 dhalinyaro Soomaali ah oo ku xirnaa xabsiyada dalka Hindiya la sii daayay. Sida ay daabacday Jariirad…

Posted in Wararka Maanta

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare & golaha shacabka oo Beledweyne gaaray.

Ujeedada wafdiga xildhibaanada labada aqal ayaa ah sidii ay uga faa’ideysan lahaayeen waqtigooda fasaxa inay la kulmaan bulshada ay ku matalaan dowladda Soomaaliya. Soo dhaweyn…

Posted in Wararka Maanta

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan Baarlamaanka.

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha walaac…

Posted in Wararka Maanta

RW Ku xigeenka oo shir uga qeyb galaya Turkiga.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) iyo wefti uu hogaaminaayo ayaa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Wafdiga Ra’iisul Wasaare…

Posted in Wararka Maanta

Tuug Paris ka xaday dahab qiimihiisu malaayiin doolar yahay.

Tuug hubaysan ayaa dukaan ku yaalla hoteelka Ritz ee magaalada Paris ka dhacay dahab lagu qiyaasay malaayiin doolar. Shan nin oo hubaysan oo wata faasas…