Posted in Wararka Maanta

Waa kuwama saddexda wasiir ee la magacaabay.

Laba wasiir waxay horey xilal uga soo qabteen dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, balse midka saddexaad waa nin ku cusub siyaasadda oo ganacsade ah….

Posted in Wararka Maanta

Cabdi Faarax Juxa “Idaacada ayaa ka ogaaday in xilkii Wasiirnimo leyga qaaday”

  Cabdi Faarax Juxa oo saaka wareegto ka soo baxday Ra’iisul Wasaaraha looga qaaday xilkii Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa sheegay in xil ka qaadistiisa uu…

Posted in Wararka Maanta

Qabanqaabada soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo oo ka socota Garowe.

Magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland waxaa laga dareemayaa qaban qabaabada soo dhaweynta madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi “Farmaajo” oo ku wajahan magaaladaasi….

Posted in Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Khayre “Dawladda waxaa ka go’an inay xoojiso tayada iyo tababarka Ciidamada“

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali khayre ayaa ka qayb galay munaasabad loo sameeyay dufcad ka mid ah ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo dhameystay…

Posted in Wararka Maanta

Weriye Cabdishakuur Shaashaa oo maalintii Sideedaad ku xiran Jowhar.

Waxaa maalintii siddeedaad ku xiran magaalada Jowhar Weriye Cabdishakuur Cabdullaahi Axmed oo ka mid ah saxafiyiinta gobolka Sh/dhexe iyadoo uu weli ku xiran yahay saldhiga…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Itoobiya oo xabsiga ka sii deynaysa maxaabiista u xirxiran siyaasada.

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa ku dhowaaqay in la xabsiyada laga sii deyn doono dhammaan dadka u xirxiran sababaha siyaasadeed, islamarkaasna la xirayo…

Posted in Wararka Maanta

Kenya oo xoojineysa Amaanka gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Saraakiisha Ciidamada Booliska Kenya ayaa sheegay in ay feejignaan dheeri ah ay geliyeen ciidamada AmaankaWaqooyi Bari Kenya ka dib markii Kenya ay ka war heshay…

Posted in Wararka Maanta

Qaxooti mar kale dib ugu laabanaya xeryaha Kenya.

Qaar ka mid ah Qaxootigii ka soo laabtay xeryaha dalka Kenya, soona gaaray gudaha dalka ayaa bilaabay in ay dib ugu laabtaan Xeryaha Dhadhaab oo…

Posted in Wararka Maanta

Mareykanka oo sheegay in uu Duqeyn ku dilay Al- Shabaab.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Ciidanka Mareykanka Afrika ee (AFRICOM) ayaa waxaa faah faahin looga bixiyay Duqeyn Talaadadii ina dhaaftay 2-dii January…

Posted in Wararka Maanta

Milateriga Soomaaliya oo qaaday jidgooyooyin yaallay bartamaha magaalada Gaalkacyo.

Ciidamo ka kala socda qaybaha 21aad iyo 54aad ee milateriga Soomaaliya ayaa qaaday xannibaado iyo jidgooyooyin yiillay bartamaha magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan suuqa magaalada, arrintaasoo…

Posted in Wararka Maanta

Dalka Turkiga muran ka taagan da’da gabdhaha lagu guursan karo.

Xisbiga ugu wayn mucaaradka Turkiga ee Republican People’s Party ayaa ku baaqay in baarlamaanka dalkaasi ay u saaraan guddi baara in gabdhaha iyaga oo aadka…

Posted in Wararka Maanta

Madaxwayne Buhari oo cambaareeyay isku dhacyo ka dhacay gobolka Benue.

Madaxwaynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa cambaareeyay isku dhacyo dhexmaray dad beeralay ah iyo dad xoolo dhaqato ah. Hadalka madaxwayne Buhari ayaa ka dambeeyay ka…

Posted in Wararka Maanta

Xukuumada Iiraan oo wada dadaalo ay ku soo afjarayso dibad baxyada.

Xukuumada Iiraan ayaa xoojisay dadaalka ay ku doonayso in ay ku soo afjarto dhawr maalmood oo ay dalkaasi ka socdeen dibad baxyo dowlada looga soo…

Posted in Wararka Maanta

Itoobiya oo oodda ka qaaddaysa maxaabiis siyaasadeed.

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ka sheegay in xasbiga laga wada siidaynayo dhammaan dadka u xirxiran sababaha siyaasadeed, islamarkaasna…

Posted in Wararka Maanta

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo “aan aqbalin” go’aankii maxkamadda.

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa go’aanka maxkamadda rafcaanka ku tilmaamay mid siyaasadeysay “oo ay ka dambeeyaan madaxda Soomaaliya”. Maxkamadda racfaanka…

Posted in Wararka Maanta

Trump: Bannon maskaxdiisu siwanaagsan uma fadhido.

Kaaliyihii hore ee Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo Steve Bannon “maskaxdiisu ma fadhido” ka dib markii uu waayay shaqadiisii Aqalka Cad, sida waxaa yiri…

Posted in Wararka Maanta

Golahaha wasiirrada Soomaaliya oo isbadal lagu sameeyay.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sheegay in raii’salwasaaraha xukuumadda federaalka, Xasan Cali Kheyre uu xilka qaadis ku sameeyay saddex wasiir, saddex kalana uu magacaabay….

Posted in Wararka Maanta

Xoogagga Al-shabaab oo Shan Askari ku dilay gobolka Waqooyi Bari Kenya.

Xoogaga Ururka Al-Shabaab, ayaa markale weerar ka gaystay Gobolka Waqooyi Bari Kenya, halkaas oo ay ku dileen ugu yaraan Shan ka mid ah ciidamada Booliska…

Posted in Wararka Maanta

Al-shabaab oo sheegtay dilka Cali Nuur Shuute oo xalay rag hubeysan ku toogteen Gurigiisa.

Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada dil xalay loo geystay Cali Nuur Shuure oo ah Aabaha dhalay Col Xasan Cali Nuur Shuute oo ah Gudoomiyaha Maxkamadda ciidamada…

Posted in Wararka Maanta

Kalfadhiga Labaad ee golaha Aqalka sare oo maanta la soo xirayo.

Maanta ayaa la filayaa in la soo xiro Kalfadhiga 2aad ee Aqalka Sare oo socday Lixdii bilood ee la soo dhaafay, waxaana la filayaa in…

Posted in Wararka Maanta

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo maanta laga sugayo maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir.

Maanta oo Arbaco ah ayaa la filayaa lagu wadaa in Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir  uu hortago Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame, kadib markii Maxkamadda Racfaanka Qoraal…

Posted in Wararka Maanta

Dhakhtar lagu xukumay in uu hooyaddii u celiyo lacagtii ay wax ku soo bartay.

Maxkamadda sare ee Taiwan ayaa dhakhtar ku xukuntay in uu hooyadii siiyo ku dhawaad hal milyan oo doolar, maadaama oo ay soo korisay ayna ka…

Posted in Wararka Maanta

Hindiya: Wiil Muslim ah oo loo dilay muran ka dhashay dabaal-degga Sanadka Cusub.

Wiil Muslim ah ayaa sida loo garaacayay lagu dilay gobolka bariga Hindiya ku yaalla ee Jharkhand, kaddib markii la sheegay in koox uu ka codsaday…

Posted in Wararka Maanta

Kuuriyada Waqooyi oo wada-hadallo qadka kula yeelaneysa Kuuriyada Koofureed.

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay in wada-hadallo dhanka qadka ah ay dib ula bilaabi doonto Kuuriyada Koofureed, si loogu gogol-xaaro wada-hadallada ku saabsan in Kuuriyada Waqooyi…

Posted in Wararka Maanta

Trump oo ku goodiyay in uu jari doono deeqda Falastiiniyiinta.

Waxaa laga yaabaa in dawladda Maraykanka ay joojiso lacagta deeqda ah ee ay siiso Falastiiniyiinta “oo aan rabin in nabadda laga wada hadlo”, ayuu yiri…

Posted in Wararka Maanta

Doolsho macaan balse dhimasho sababta.

Labo qof ayaa ku geeriyooday Japan dhowr kalena waxay ku sugan yihiin xaalad khatar ah kaddib markii ay ku saxdeen ama ku mergadeen doolsho laga…