Category: Wararka Maanta
Madaxweynaha kuuriyada waqooyi oo safar ku tagay Shiinaha
Hoggaamiyaha wadanka kuuriyada waqooyi Kim Jong-un ayaa safar ku tagay dalka Shiinaha oo uu ku sugnaan doono afar maalmood kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa…
Maxaa xiiso gaar ah u yeelaya Doorashada Puntland?
Ma aha doorasho dadweyne, xildhibaanno ayaa codeynaya! Labaatan cisho kadib, markii doorasho aan aad loogu baratamin ay ka dhacday magaalada Baydhaba, halkaasoo maamulka Koonfur Galbeed…
Doorashada Madaxtinimada Puntland Oo Ka Socota Garoowe
Doorashada Madaxweynaha Puntland ka bilaabatay magaalada Garowe, iyadoo Puntland ay yeelaneyso Madaxweynihii shanaad.
Musharixiinta madaxweyne ee Puntland oo khudbadahooda ka hor jeedinaya Baarlamaanka
Baarlamaanka dowlad gobolleedka Puntland ayaa dhageysanaya khudbadaha musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo ku-xigeenkiisa oo lagu waddo in maalinta berri ah la doorto. Guddiga doorashada…
Shaacinta Natiijada Doorashadii Koongo Oo Dib Loo Dhigay
Guddiga doorashooyinka DRC Congo ayaa shaaciyay in ay dib u dhigeen Shaacinta Natiijadda doorashadii dhawaan ka dhacay dalkaasi. Iyada oo ay isa soo tarayaan baaqyada…
Liiska Murashixiinta Madaxweynaha Puntland
Guddiga Doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa shaaciyay Liiska rasmiga ah ee Musharixiinta u tartameysa Doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamul goboleedka Puntland. Illaa 21…
Labo Ruux oo Xukun Dil Ah lagu Fuliyay Soomaaliya
Maxakamadda Ciidanka Qalabka Sida Ayaa Saakay Xukun Dil Toogasho Ah Ku Fulisay Labo Ka Atirsana Al-shabaab,Kuwaasi Oo Horey U Dilay Nabadoon Caan Ka Ahaa Magaalada…
Ciidamada Sudaan oo xiray macalimiin
Saraakiisha ammaanka wadanka Sudan ayaa xiray dhowr macallimiin ah oo ka kala yimid Jaamacaddo ku yaalo magaalada Khartoum kadib markii lagu eedeeyay in ay ku…
Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee oo is casilay
Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee David Murathe ayaa iska casilay xilka hoggaanka xisbigaasi. Murathe ayaa sheegay inuusan sii wadi karin xilkaasi maadaama uu sheegay inuu…
Nicolas Haysom oo aan kusoo laaban doonin shaqadii uu ka hayay Soomaaliya
Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobey ,Antonio Guterres ayaa lagu wadaa inuu soo magacaabo wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, kaddib go’aankii dalka ka mamnuucayay…
Habraaca doorashada madaxweynaha Puntland oo la soo saaray
Guddiga doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa goor dhow soo bandhigay habraaca doorashada iyo shuruudaha laga doonayo musharrixiinta tartamaya. Shuruudaha laga doonayo musharrixiinta waxaa…
Soomaaliya oo Laga Cabsi Qabo in Sanadkaan Abaaro ay ku Dhuftaan
Warabixian ay dhawaan soo saareyn koox u dooda xuquuqda aadanaha oo fadhigoodu yahay dalka Britain ayaa lagu sheegay in 4.5 Milyan oo qof oo Soomaali…
Booliska Britain oo Toogtay nin ay ka Shakiyeen
Booliska Britain ayaa toogtay mid kamid ah saddex nin oo ay ku raad joogeen, kadib markii ragaasi ay isku dayeen in ay ka baxsadaan Booliska….
Milatariga Mareykanka Oo Yareynaya Duqeymaha Uu Ka Fuliyo Gudaha Dalka Somaaliya
Milatariga Mareykanka Ayaa Qorsheynaya Inuu Dhimo Kaalintii Uu Ku Lahaa Soomaaliya Iyo Duqeymaha Ka Dhanka Ah Kooxda Al-Shabaab, Waxaa Sidaas Weriyey Taleefishinka NBC News Oo…
Faah-Fahinno Ka Soo Baxaya Weerar Ka Dhacay Muqdisho
Warar Dheeraad Ah Ayaa Ka Soo Baxaya Weerar Xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Qeybo Ka Mid Ah Degmada Heliwaa Ee Gobolka Banaadir. Weerarka Oo Ahaa…
Puntland oo markale ku celisay inay mamnuucday masuuliyiinta Dowladda
Puntland ayaa ku gacan-sayrtay go’aankii shalay ka soo baxay qaar kamid ah isimada Puntland ee ku saabsanaa, in laga noqday amarkii mas’uuliyiinta xukuumadda federaalka looga…
Wasiiradda waxbarashada Kenya oo lagu amray inay qabato kulan ku saabsan buundada lagu barto macalinimada
Wasiiradda wasaaradda waxbarashada ee dalka Amina Maxamad ayaa loo qabtay muddo 14 maalmood ah oo ay wada tashi kula sameynayso dhammaan saraakiisha iyo khuburada tacliinta…
Madaxa booliiska Kenya oo u digay muwaadiniintiisa u safraya Shiinaha
Abaanduulaha booliska Mr. Joseph Boinnet ayaa soo magacaabay taliyayaasha booliska ee 8-da gobol ee wadanka. Tallaabadan ayaa noqonaysa midii ugu horeysay ee dhanka isku shaandheynta…
Maraykanka oo u digay muwaadiniintiisa u safraya Shiinaha
Waaxda arrimaha dibadda ee Maraykanka aya bayaan ay soo saartay muwaadiniinteeda u safraya wadanka Shiinaha u soo jeedisay inay feejignaan dheeraad ah muujiyaan. Waxaa qoraalkaasi…
Danjiraha Soomaaliya ee QM oo ka warbixiyay xaalada Soomaaliya
Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dalka Soomaaliya Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Ammaanka ee QM uga warbixiyey xaaladda Soomaaliya. wuxuuna ugu horrayntiiba cambaareeyey hoobiyayaashii lala…
Agaasimaha dacwad Kenya soo oogidda oo doonayo in 22 sano la xiro eedeysane lala xariiriyay daroogada
Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa maxkamadda ka codsaday inaynan damiin lacageed ku siidaynin eedeysane lagu magacaabo Axmad Saciid Bakari. Ninkan…
Wakiilkii Qaramada Midobay ee Soomaaliya laga eryay oo khudbad u jeediyay golaha QM
Wakiilkii gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaa arimaha dalka Soomaaliya ee kowdii bishaan Soomaaliya laga eryay Nicholas Haysom ayaa Khudbad u…
Okiya Omtatah oo diiddan in Manhaj cusub oo waxbarasho la dhaqangeliyo 2019-ka
Mid ka mid ah shakhsiyaadka u ololeeya xuquuqul insaanka iyo arrimaha bulshada oo lagu magacaabo Mr. Okiya Omtatah ayaa ka soo horjeestay qorshaha dowladda dhexe…
Hoggaamiyaasha ismaamulada reer guuraaga oo ka soo horjeestay qorshaha qeybinta dakhliga qaran
Barasaabyada ismaamulada ay inta badan ku noolyihiin dadka reer guuraaga ah ee ku bahoobay dalladda (FCDC) ayaa gaashaanka u daruuray nidaam uu soo saaray guddiga…
Madaxweynaha Dalka Kenya Oo Sheegay In Ciidankiisa Aysan Ka Baxayn Somaaliya
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta Ayaa Sheegay In Ciidanka Difaaca Kenya Aysan Marna Ka Baxayn Soomaaliya Inta Ay Soomaaliya Nabad Ka Noqoneyso. Mr Kenyatta Oo…
Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka George H.W Bush Oo Geeriyooday
Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka George HW Bush Ayaa Geeriyooday, Sida Uu Xaqiijiyay Wiilkiisa Goerge W Bush. George Bush Sr Oo 94 Jir Ahaa Ayaa Soo…