Posted in Wararka Maanta

Pakistan oo soo saartay amar ka dhan ah hay’adaha caalamiga ah

Dowladda Pakistan ayaa ku dhawaaqday amar ka dhan ah hay’adda caalamiga ee aanan dowliga ahayn ee ka howlgalo gudaha wadankaasi. Waxay ku amartay in ay…

Posted in Wararka Maanta

Marwada koowaad ee Maraykanka oo Nairobi safar ku timid

Marwada koowaad ee Maraykanka Melania Trump ayaa lagu wadaa inay maanta kulan la qaadato Mrs. Margaret Kenyatta oo ah marwada koowaad ee dalka. Diyaaradii sidday…

Posted in Wararka Maanta

Kenya: Odinga oo sheegay inay khasab tahay in la qabto afti dastuurka lagu bedelo

Hoggaamiyaha urur weynaha mucaaradka Nasa Raila Odinga ayaa sheegay inay khasab tahay in isbedel lagu sameeyo dastuurka wadanka u degsan. Waxaa uu carrabka ku dhuftay…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Kenyatta oo sheegay in Kenya horumar ka gaartay sayniska iyo teknoolojiyadda

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay inay arrin lagu faano tahay horumarka wadanka uu ku tallaabsaday ee dhanka sayniska iyo teknoolojiyadda ah. Waxaa uu…

Posted in Wararka Maanta

Wasaarada maaliyada Soomaaliya oo sheegtay inaan wali la dhamaystirin qorsha daabacada lacag cusub

Wasiirka wasaarada maaliyada dowlada fedraalka Soomaaliya DR C/raxmaan Ducaale bayle oo ka hadlay hanaankaa y dowlada Soomaaliya ku doonayso inay ku soo daabacdo lacago Cusub…

Posted in Wararka Maanta

Xaaskii ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Malaysiya oo la xiray

Waxaa xabsiga loo taxaabay xaaska ra’iisul wasaarihii hore ee Malaysiya Rosmah Mansor iyadoona lagu soo oogay dacwad ka dhan ah musuqmaasuqa . Haweenaydani ayaa waxaa…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Kenya oo maanta furaya bandhigga beeraha ee Nairobi

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa lagu wadaa inuu maanta furo bandhigga ururka beeraleyda dalka ee (ASK) oo ka dhacaya caasimadda dalka. Ciidamada booliska ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Kenya: Maxkamada sare oo laashay dacwad looga soo horjeeday amarka lagu mamnuucay xaalufinta dhirta

Maxkamada sare ee dalka laanteeda ismaamulka Nyeri ayaa shalay daaqadda ka tuurtay dacwad loo soo gudbiyay oo ka dhan ahayd amarka ay dowladu ku mamnuucday…

Posted in Wararka Maanta

687 qof oo bishii hore lagu xiray Suuriya

Koox u ololeysa xuquuqul aadanaha oo si dhow ula socoto xaaladaha ka jira suuriya ayaa sheegtay in bishii sagalaad ee sannadkan gudaha wadankaasi laga soo…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Kenya oo sheegay in booliska la isku daray lagu xoojinayo waxqabadka ciidamada

Hoggaamiyaha dalka Kenya Mr. Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in amarkii maalmo ka hor uu soo saaray ee ahaa in la isku daro booliska caadiga ah…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Kenya oo WFP kala wareegtay barnaamijka cunada lagu siiyo ardayda

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa si rasmi ah ula wareegtay barnaamijka maalinkii cunnada lagu siiyo ardayda dhigta dugsiyada kala duwan ee dalka. Waxaa barnaamijkan horay…

Posted in Wararka Maanta

Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya oo sheegtay in 273 kenyaan ah ay ku jiraan xabsiyada dalalka kale ee caalamka

Wasiiradda wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Dr. Monica Juma ayaa baarlamaanka u sheegtay in shacabka kenyaanka ah ee ku jira xabsiyada wadamada kale ee dunida…

Posted in Wararka Maanta

Xubnaha xisbiga ka taliya Itoobiya oo maanta kulan yeelanaya

Waxaa maanta la filaya inay kulmaan siyaasiyiinta ka tirsan xisbiga ka taliya dalka Itoobiya ee magaciisa loo soo gaabiyo EPRDF. Shirweynaha xisbigan ayaa ka furmaya…

Posted in Wararka Maanta

Dalka Ciraaq oo madaxweyne cusub loo doortay

Xildhibaanada baarlamaanka dalka Ciraaq ayaa siyaasiga rugcaddaaga ah ee Barham Salih u doortay madaxweynaha cusub ee wadankaasi sida ay baahisay warbaahinta dowlada. Salih ayaa horay…

Posted in Wararka Maanta

Suxufiyad Kenyaan ah oo xabsiga ku sii jireysa 10 maalmood

Waxaa saaka maxkamad ku taalo ismaamulka Kiambu ka soo hormuuqatay Jacque Maribe oo ka mid ah wariyaasha telefishinka maxaliga ah ee sida gaarka ah loo…

Posted in Wararka Maanta

Lix ruux oo ku geeriyootay Shil ka dhacay Gobol ku yaala Soomaliya

Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Gobolka Mudug shil khasaare gaystay ayaa wuxuu ka dhacay deegaanka Gawaan iyo Degmada Hobyo inta u dhaxeysa. Masuuliyiin…

Posted in Wararka Maanta

Soomaaliya oo mamnuucday ka ganacsiga dawada TB-da

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay isticmaalka iyo ka ganacisga dawada loo qaato cudurka TP ama qaaxada ay uga sii dartay sii faafitaanka cudurkan oo siweyn ugu…

Posted in Wararka Maanta

Kalfadhiyada baarlamaanka Kenya oo dib u bilaabanaya

Waxaa galinka dambe ee maanta dib u bilaabanaya kalfadhiyadii caadiga ahaa ee golaha qaran ee sharci dejinta . Kulanka baarlamaanka ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay…

Posted in Wararka Maanta

Walaalka Fetxullah Gulen oo la xiray

Dowlada Turkiga ayaa muddo 10 sano ah xirtay Kutbettin Gulen oo ay wada dhasheen Fetxullah Gulen oo xukuumada Ankara ay ku eedeysay inuu ka dambeeyay…

Posted in Wararka Maanta

Qaramada midoobay oo Malaysia ka dalbatay inay mamnuucdo gabdhaha xili hore ragga loo guuriyo

Sarkaal ka mid ah khuburada arrimaha bani’aadanimo ee qaramada midoobay ayaa dowlada Malaysia ka dalbaday inay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo afjarto gabdhaha yaryar…

Posted in Wararka Maanta

RW Ku-xigeenka Soomaaliya : Waa la joogaa waqtiggii uu Farmaajo ka deggi lahaa Hargeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in si loo dardargaliyo wada hadallada iyo isku soo dhawaashiyaha Somaliland, la joogo waqtiggii madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka deggi…

Posted in Wararka Maanta

Maraykanka iyo Canada oo heshiisyo saxiixday

Waxaa heshiisyo ku saabsan ganacsiga saxiixday dowladaha Maraykanka iyo Canada. Dowladahan ayaa xalay sheegay in Mexico ay sido kale ku soo biiri doonto isfahanka dhacay….

Posted in Wararka Maanta

Guddiga TSC iyo ururka macalimiinta ee KNUT oo maanta kulan yeelanaya

Waxaa maanta lagu wadaa inuu bilowdo shir la qorsheeyay inuu socdo 5 maalmood oo u dhexeya guddiga adeegga macalimiinta ee TSC iyo ururka qaran ee…

Posted in Wararka Maanta

Maamulka Hirshabeele oo ka soo horjeestay in magaalada Balcad lagu daro caasimada Muqdisho.

Kadib kulan Magaalada Muqdisho ku dhexmaray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuduudaha iyo Federaalka Dowlada Soomaaliyaa, oo looga hadlayay…

Posted in Wararka Maanta

Dood Cilmiyeed laga yeeshay dhibaatada Geedka Soomaalidu u taqaana Cali Garoobka

Cood cilmiyeed looga hadlay faa’iidooyinka iyo dhibaatada Geedka ay Soomaalida qaarkood u taqaano (Cali Garoobka) ayaa lagu qabtay Xarunta Jaamacadda Benaadir ee Magaalada Muqdisho. Kuliyadda…

Posted in Wararka Maanta

Maamulka NTSA oo shaaciyay inay kordheen shilalka wadooyinka

Maamulka qaran ee gaadiidka iyo badqabka wadooyinka ee NTSA ayaa soo saaray warbixin cusub oo ku saabsan isticmaalka wadooyinka dalka iyo dhacdooyinka laga soo tabiyo….