Xisbiga Ra’isul wasaarihii hore oo aqbalay natiijada doorahada Pakistan

isbul xaakinkii hore ee Pakistan ayaa aqbalay natiijada doorashada muranka dhalisay oo guusha ay ku raacday Imran Khan oo horay u ahaa ciyaytoyda Kriketka.
Xisbiga Ra’isul wasarahii hore ee la xiray Nawaz Sharif ayaa horay u diiday natiijada balse Maanta hoggamiyasha xisbiga ayaa aqbalay natiijada oo ka dhigaysa in uu noqdo Ra’isul wasaraha cusub ee dalka Pakistan.
Xisbiga Imarna kHan uma suurobeyso inay si aqlabiyad ah dowllad ku hoggamiyaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *