Weerar is miidaamin ah oo ka dhacay Suuriya

Wararka ka imaanaya dalka Suuriya ayaa sheegaya in Weerar is miidaamin ah ayaa lagu qaaday magalada Sweida oo dhimasha iyo dhaawac geystay . Wakaalada wararka Suuriya ee SANA ayaa xaqiijisay saaka.
Waakalda ayaa shegeysa in saraakiisha dowllada ay dileen laba ka mid ah kuwii isa soo miidaamiyay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *