Home Wararka Maanta Dowladda Talyaaniga oo gadiid ku wareejisay Wasaaradda Amniga

Dowladda Talyaaniga oo gadiid ku wareejisay Wasaaradda Amniga

65
SHARE

Dowladda Talyaaniga ayaa labo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya iyo Booliska oo uu guddoomay Wasiiraka Amniga dowladda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow.

Dowladda Talyaaniga ayaa deeqdaan gaadiidka gaashaaman Soomaaliya u soo marsiisay ururka midowga Africa.

Dowladda Talyaaniga waxay ka mid tahay dalalka sida aadka ah u daneeya Arrimaha Soomaaliya kana taageerta Arrimaha Militariga iyo dhinacyada iyo horumarineed.

Wasaaradda Amniga ayaa ka mahad celiysay taageeradan ay ugu deeqdan dowladda Talyaaniga