Home Wararka Maanta Trump muxuu ilaa iyo hadda ka qabtay Aasiya?.

Trump muxuu ilaa iyo hadda ka qabtay Aasiya?.

16
SHARE

Trump ayaa Shiinaha u jooga booqasho uu ku marayo shan dal oo Aasiya ku yaalla, wuxuuna soo maray Kuuriyada Koonfureed iyo Japan, toddobaadka soo socdana wuxuuna sii mari doonaa Vietnam iyo Philippines.

  • Kuuriyada Waqooyi ayuu uga digay in aysan isku taagin Maraykanka iyo adduunka
  • Wuxuu ku baaqay in Kuuriyada Waqooyi “ay timaado miiska wadahadalka” si ay u     galaan heshiis hub dhigis ah.
  • Wuxuu sheegay in Japan iyo Kuuriyada k. ay gadan doonaan qalab milatari oo Maraykanku sameeyay si ay u soo ridaan gantaallada Kuuriyada Waqooyi – masuuliyiinta labadaas dalse waxay sheegeen in ka baaraandagayaan.