THE LATEST

Posted in Wararka Maanta

Trump oo hakiyay safar ay Nancy Pelosi dibadda ku tegi laheyd khilaafka taagan awgii

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dib u dhigay safar ay gudoomiyaha aqalka Kongarees-ka maalmaha soo socda ku tegi lahayd magaalada Brussels iyo dalalka Afgaanistaan iyo…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Soo Saaray Amaro Cusub

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa amray in aysan wax heshiis ah geli karin Wasiirada xilka sii haya ee xukuumadii C/wali Gaas….

Posted in Wararka Maanta

Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga Somaliya

Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga somaliya.

Posted in Wararka Maanta

Farmaajo : Golaha Shacabka waxaan uga mahad celinayaa ansixinta sharciyo dhowr ah oo muhiim u ah dalka Share Tweet

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xiray Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa baarlamaanka…

Posted in Wararka Maanta

3 eedeysane oo loo haysto weerarkii Westgate

Maxkamad uu fadhigeedu yahay Nairobi ayaa sheegtay in saddex ka mid ah afar qof oo lagu soo eedeyay inay ka dambeyeen weerarkii 2013-kii lagu qaaday…

Posted in Wararka Maanta

Qaar ka mid ah qaxootiga ku nool Dadaab oo si iskooda ah ugu laabanayaa kililka shanaad ee Somali State

Ka dib isbadalkii sanadkii hore ka dhacay gobolka Somali State ee kililka shanaad ayaa qaar badan oo ka mid ah dadkii kasoo jeeday gobolkaas ee…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynayaasha Turkiga iyo Maraykanka oo ka wada hadlay xaalada wadanka Suuriya

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdoğan iyo dhiggiisa Mareykanka, Donald Trump, ayaa ka wada hadlay xaaladda dalka waqooyiga Suuriya, iyadoo ay sii socdaan xiisada sii kordheysa…

Posted in Wararka Maanta

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya oo Cod Ugu Qaday Wax Ka Badelka Sharciga Hantidhowraha Guud Iyo Xeer Maamul Bankiga Dhexe.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Ee Baarlamaanka Soomaaliya Ayaa Maanta Kulan Xasaasi Ah Waxaa Ay Ku Leeyihiin Magaalada Muqdisho. Ajandaha Kulanka Golaha Shacabka Ayaa Waxaa Uu Yahay…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Qayb-Galay Xaflad Lagu Soo Xirayay Kalfadhig 4-Aad Ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Ayaa Xalay Ka Qayb Galay Munaasabad Casho Sharaf Ah Oo Lagu Soo Xirayay Kalfadhiga 4-Aad Ee Golaha…

Posted in Wararka Maanta

Qarax Ka Dhacay Degmada Hodan.

arax gaari ayaa waxa uu ka dhacay maqaayada the Village oo ku taala inta u dhaxaysa isgooska banaadir iyo isbitaal digfeer. qaraxa ayaa la sheegayaa in…

Posted in Wararka Maanta

Ciidamo ka tirsan Puntland oo Qarax Miino lagula eegtay Buuraleyda Galgala

Hal askari oo ka tirsanaa ciidanka Puntland ayaa ku dhintay Saddex kalena way ku dhaawacmeen kadib markii qarax Miino lagula eegtay halka loo yaqaano Bali…

Posted in Wararka Maanta

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan ka yeelanaya wax ka badalka xeerka Bangiga Dhexe

Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu waddaa in maanta Isniin ah kulan xasaasi ah ku yeeshaan xaruntooda magaalada Muqdisho, iyaga oo ka dooddi doona…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Soomaaliya Oo Xukunno Kala Duwan Ku Ridday 2 Askari

Sedax Alifle Booliis. Cali Mahdi Maxamed iyo Tahliil Cali Maxamed ayaa loo xiray  dilka Marxuum  Ex Kormeera Sedaxaad Booliis.  Xasan Aadan Ibraahim, dilkaasi oo ka…

Posted in Wararka Maanta

Barasaabka Kisumu oo daryeel caafimaad loogu soo qaaday Nairobi

Guddoomiyaha ismaamulka Kisumu ee gobolka Nyanza Prof. Anyang’ Nyong’o ayaa daryeel caafimaad oo dheeraad ah maanta loogu soo qaaday magaaladatani Nairobi. Arrintan ayaa timid kadib…

Posted in Wararka Maanta

Kenyaanka oo ka walacsan weerarada dhanka intarneetka

Darasaad cusub oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in shacabka kenyaanka ah badankoodu ay ka cabsi qabaan in weerarada dhinaca intarneetka ay mustaqbalka saameyn ku…

Posted in Wararka Maanta

Dagaal ciidamada dowladda iyo Al-shabaab ku dhaxmaray degmada Marka

Wararka naga soo gaaraya degmada Marka ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xalay uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo dagaalyahannada…

Posted in Wararka Maanta

Taalibaan oo dishay ugu yaraan 13 ka mid ah ciidamada Afghanistan

Kooxda Taalibaan ayaa lagu soo warramayaa inay waqooyiga Afghanistan ku dishay ugu yaraan 13 sarkaal. Afhayeenka guddoomiyaha gobolka Balkh Munir Axmad Farhad, ayaa warfidiyeenka u…

Posted in Wararka Maanta

Ciidamo dheeraad ah oo buux dhaafiyay magaalada Afgooye

Wararka ka imaanaya magaalada Afgooye ee gobolka shabeelada Hoose dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in magaaladaasi ay maalmihii la soo dhaafay buux dhaafiyeen cutubyo katirsan ciidanka…

Posted in Wararka Maanta

4 qof oo loo xiray nin wayeel ah oo lagu dilay Kwale

Ciidamada booliska ee ismaamulka Kwale ee gobolka xeebta ayaa gacanta ku dhigay afar eedeysane oo lala xariiriyay dhacdo lagu dilay nin da’a ah . Isku…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo digniin u diray Somaliland

Madaxweynaha dhawaan la doortay ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo wareysigii u horeeyay bixiyay ayaa sheegay, in uusan Puntland iyo somaliland…

Posted in Wararka Maanta

Mareykanka Oo War Ka Soo Saaray Duqeymihii Ugu Dambeeyay Ay Ka Fuliyeen Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa sii wadda duqeymaha ka dhanka ah dagaalyahannada Ururka Al-shabaab saldhigyada ay ku leeyihiin Koonfurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya. Sanadkan cusub ayuu Mareykanku…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Kenyatta oo siyaasiyiinta ugu baaqay inay wadashaqeyaan

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa madaxa siyaasadeed kula taliyay inay dhinac isaga dhigaan kala duwanaanshaha dhanka afkaarta ee u dhexeya oo ay diiradda saaraan…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay inay waajib tahay xoojin wadaniyada

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo kulan la qaatay fanaaniinta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee Horseed ayaa ku Amaanay sugaanta wadaniyada ay…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Maraykanka oo faahfaahisay duqaymo ay ka fuliyeen Koonfurta Soomaaliya

War kasoo baxay taliska ciidamada Mareykanka ee qaaradda Afrika ayaa faahfaahin looga bixiyay howlgal Al-shabaab ka dhan ahaan oo 6-dii bishan ka dhacay deegaano katirsan…

Posted in Wararka Maanta

Madaxa Bangiga Adduunka oo iscasilaya

Hoggaamiyaha Bangiga Adduunka Jim Yong Kim ayaa si lama filaan ah u shaaciyay inuu iska casilayo xilkaasi kadib muddo lix sanadood ah oo uu hayay….

Posted in Wararka Maanta

5 qof oo hal qoys ka tirsan oo ku dhintay dab gurigooda qabsaday

Booliska degaanka Kipipiri ee ismaamulka Nyandarua , bartamaha dalka ayaa guda galay baaritaano la xariira dhacdo ay ku nafwayeen 5 xubnood oo hal qoys ka…