THE LATEST

Posted in Wararka Maanta

Meydadka Al-Shabaab-Kii Weeraray Hotel DUSITD2 Oo Loo Qaaday Dalka Mareykanka

Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in dalka Mareykanka loo qaaday meydadka raggii bil ka hor weerarka ka geystay Hotelka DusitD2…

Posted in Wararka Maanta

Antonio Guterres ‘’Dhawaan Ayaanan Magacaabi Doonnaa Wakiilka Cusub Ee Qaramada Midoobey U Qaabilsan Soomaaliya’’

Dowladda Soomaaliya Ayaa 01dii Bishii Janaayo Ee Sanadkan U Sheegtay Wakiilkii Qaramada Midoobey Ee Soomaaliya Michael Haysom In Uu Isaga Baxo Dalka, Kaddib Markii Lagu…

Posted in Wararka Maanta

Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii labaad muddo labo todobaad gudahood

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sameeyay isku shaandheyntii labaad muddo labo todobaad gudahood, xilli ay isa soo tarayaan cadaadis uu kala kulmay Xildhibaanada Baarlamaanka….

Posted in Wararka Maanta

Shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya oo ka Furmaayo magaalda London

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada London uu ka dhaco shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, kaasoo ay ka soo qeyb galayaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda…

Posted in Wararka Maanta

Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta u duulay dalka UK

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta u duulay dalka Ingiriiska oo ka mid ah dalalka xariirka soo…

Posted in Wararka Maanta

Shirka Shidaalka Soomaaliya oo maanta ka furmaya magaalada London Share Tweet Email Share Share Share

Maanta oo Khamiis ah taariikhdu tahay 07 bisha Feberaayo 2019ka ayaa lagu wadaa in magaalada London uu ka furmo shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, oo…

Posted in Wararka Maanta

Faah-Faahino:-Mareykanka Oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeelaha Hoose

Taliska Mareykanka Ee La AFRICOM Ayaa Shaaca Ka Qaaday In Duqeyn Uu Ka Fuliyay Deegaano  Ka Tirsan Shabeellaha Hoose  Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan…

Posted in Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Madaxweyne Lafta Gareen Oo Kulan Gaar Ah Muqdisho Ku Yeeshay

Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Maalmihii Ugu Dambeeyay Ku Sugnaa Magaalada Muqdisho Ayaa Kulan Gaar Ah La Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre. Wararka Aan…

Posted in Wararka Maanta

Kenya:Wasiirka maaliyadda oo ku baaqay inaan la siyaasadeynin tirakoobka qaran

Wasiirka wasaaradda maaliyadda dalka Mr. Henry Rotich ayaa madaxda la soo doortay iyo kuwa la soo magacaabay ku booriyay inaynan siyaasadeynin tirakoobka qaran ee la…

Posted in Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Muqdisho Uga Qayb Galay Shirka Dib-U-Dhiska Dalka

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb galay shir laba maalin socanayo oo looga hadlayo dib-u-dhiska dalka….

Posted in Wararka Maanta

Mid Kamid Ah As’aasayaashii Puntland Oo Geeriyooday

Alle Ha U Naxariistee, Tiir Kamid Ahaa As’aasayaashii Dowladda Puntland, Marna Soo Noqday Taliyihii Ciidamada Daraawiishta Gen Cabdullaahi Cali Mire (Carays) Ayaa Maanta Ku Geeriyooday…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Amartay In Xabsiga Lagu Sii Hayo Ninkii British-Ka Ee Lagu Qabtay Garoonka Aaden Cadde

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amartay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska. Ninkan ayaa…

Posted in Wararka Maanta

200 oo tahriibayaal ah oo sannadkan ku dhintay badda Mediterranean-ka

Hay’adda qaramada midoobay u qaabilsan socdaalka ee IOM ayaa sheegtay in sannadkan ay 200 oo qof oo muhaajiriin ah ay dhinteen xilli ay isku dayayeen…

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay ganacsatada lacaga siiya Al-SHabaab

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa warbaahinta u sheegay in dowladda Soomaaliya ay la socoto ganacsato Soomaaliyeed, taageerada…

Posted in Wararka Maanta

Dowladda Mareykanka Oo Ciidamo Cusub U Soo Diraysa Soomaaliya

Dowladda Mareykanka Ayaa 130 Askari U Soo Direysa Soomaaliya, Kuwaasoo Ka Qeyb Qaadanaya Howlgalka Ka Dhanka Ah Al-Shabaab Ciidamadan Oo Saldhiggooda Ku Yaallaa Gobolka New…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamad Amartay In Xabsiga Lagu Sii Haayo Saddex Ruux Oo Weerarkii Nairobi Lagu Tuhun Sanyahay

Saddex eedeysane oo lagu tuhunsan yahay inay Telefoon kula hadleen dad ku sugan gudaha Somaliya ayaa shalay la soo taagay Maxkamad, waxayna Ciidanka Booliska codsadeen…

Posted in Wararka Maanta

Kenya: Madaxweynaha oo la kulmaya taliyaasha sar sare ee booliska

Hoggaamiyaha dalka Mr. Uhuru Kenyatta ayaa maanta lagu wadaa inuu ismaamulka Mombasa kulan kula qaato taliyaasha booliska ee maamul goboleedyada. Sannadkii hore ayay ahayd markii…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabeele oo sheegay inay jiraan shaqsiyaad abaabulayo dagaalo beeleedyada

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si adag wuxuu uga hadlay dagaal beeleedyada kasoo cusboonaaday deegaano ka tirsan gobolada Hiiraan iyo shabeelada dhexe….

Posted in Wararka Maanta

Al-Shabaab Oo Xalay Gudaha Kenya Ku Weeraray Shaqaalaha Shirkad Ajnabi Ah

Al-Shabaab ayaa weerar ka gaysatay xalay gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, halkaasoo ay ku burburiyeen shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha. Mas’uuliyiinta gobolka Waqooyi Bari ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Booliska Kenya Oo Soo Bandhigay Lix Qof Oo Loo Heysto Weerarkii Dusit Hotel Ee Magaalada Nairobi

Booliska Kenya ayaa soo bandhigay sawirada illaa lix qof oo la tuhunsan yahay inay ka dambeeyeen weerarkii Talaadadii la soo dhaafay lagu qaaday Hotelka DusitD2…

Posted in Wararka Maanta

Dad badan oo loo xiray weerarkii lagu qaaday Dusit D2 ee Nairobi

Waaxda dembi baarista ee DCI-da oo guda gashay baaritaano ku aaddan weerarkii 15-kii bishan lagu qaaday dhismaha Dusit ee magaaladatani Nairobi ayaa loo xiray 9…

Posted in Wararka Maanta

Koonfur Galbeed oo sheegtay inay awood ku soo furaneyso dad la afduubtay

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku dhawaaqay in ay xoog ku soo furan doonaan ku dhawaad 100 qof oo Al Shabaab ay ka afduubteen degaano hoos…

Posted in Wararka Maanta

Trump oo hakiyay safar ay Nancy Pelosi dibadda ku tegi laheyd khilaafka taagan awgii

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dib u dhigay safar ay gudoomiyaha aqalka Kongarees-ka maalmaha soo socda ku tegi lahayd magaalada Brussels iyo dalalka Afgaanistaan iyo…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Oo Soo Saaray Amaro Cusub

Madaxweynaha cusub ee maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa amray in aysan wax heshiis ah geli karin Wasiirada xilka sii haya ee xukuumadii C/wali Gaas….

Posted in Wararka Maanta

Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga Somaliya

Dawlada qadar ayaa dawlada somaliya kuwarejisay gadiid ciidan waxaana kalawareegay wasiirka gashandhiga somaliya.

Posted in Wararka Maanta

Farmaajo : Golaha Shacabka waxaan uga mahad celinayaa ansixinta sharciyo dhowr ah oo muhiim u ah dalka Share Tweet

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay ka qeybgalay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo xiray Kalfadhiggii Afaraad ee Golaha Shacabka ayaa baarlamaanka…