Posted in Wararka Maanta

Maxkamadda sare oo go’aamin doonto kiis ka dhan ah diiwaangelinta carsiga ah ee kenyaanka

Maxkamadda sare ee dalka maanta la filayaa inay go’aan ka soo saarto dacwad lagu doonayo in dowladda ay dib u dhigto diiwaangelinta casriga ah ee…

Posted in Wararka Maanta

Tirakoob lagu sameynayo ganacsiyada Mandera oo maanta billaabanaya

Waxaa maanta dowlad deegaanka Mandera ka billaabanaya tirakoob dhanka ganacsiga ah iyadoo ganacsatada qaar ay sheegayaan inaan arrinkan lagala tashan Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Dad Badan Oo Isbitaal Loo Dhigay Boorash Ay Cabeen

Isbitaalka Banaadir ee degmada Wadajir ayaa caawa la dhigay 35 qof oo Haween iyo Caruur isugu jira kana mid ah qoysaska barakacayaasha, kuwaasoo la sheegay…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Furaya Kal-Fadhiga 5aad Ee Aqalka Sare

Waxaa lagu wadaa in Maanta uu furmo kal-fadhiga 5aad ee Golaha Aqalka Sare, kaas oo guddiga joogtada Aqalka Sare ay Go’aamiyeen in Isniinta Maanta ah…

Posted in Wararka Maanta

Kheyre: Ma jiro Askari aan mishaar la siin

Ra’iisal wasaraha xukuumadda Soomaaliya oo xalay khudbad ka jeedinayay kulan looga hadlayay dardargalinta is dhaxgalka bulshada iyo laamaha Amniga ayaa soo hadal qaaday cabashada maalmihii…

Posted in Wararka Maanta

Barasaabka Turkana oo sheegay in la buunbuuniyay baahida ismaamulkaasi ka jirta

Barasaabka dowlad deegaanka Turkana Josphat Nanok ayaa sheegay in baraha bulshada la soo geliyay sawiro qaarkood aynan ka turjumayn xaaladda dhabta ah ee ka jirto…

Posted in Wararka Maanta

Aqalka sare ee dalka oo u yeeray barasaabka Mombasa

Xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka ayaa casuumay barasaabka ismaamulka Mombasa Cali Xassan Joho iyo guddoomiyaha golaha hoose ee dowlad deegaankaasi Aharub Khatri. Labadan mas’uul ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Dowladda oo aan weli shaacin mas’uulka xilka kala wareegaya Taliyaha guud ee booliska

In kastoo uu dhammaaday muddo xileedkii abaanduulaha booliska dalka Mr. Joseph Boinnet oo afar sano jagadaasi hayay haddana weli dowladda ma aynan shaacin qofka beddelaya….

Posted in Wararka Maanta

Bangiga dhexe ee Kenya oo soo daabici doono shuruuc ku aaddan maaliyadda

Guddoomiyaha bangiga dhexe ee dalka ee CBK Mr. Patrick Njoroge ayaa u muuqdo inuu u hoggaansamay cadaadis maalmihii la soo dhaafay ay saarayeen xildhibaanada baarlamaanka….

Posted in Wararka Maanta

Aqalka sare ee Maraykanka oo maanta u codeynaya qaraar ku saabsan howlgalka militari ee Yemen

Xubnaha aqalka Senate-ka ee Maraykanka ayaa maanta la filayaa inay cod u qaadaan qaraar ku aaddan in xukuumada Washington ay soo afjarto tageerada ay siiso…

Posted in Wararka Maanta

Shirka Africa Now Ee Ka Socoda Kampla Oo MaalinKii Labaad Galay Iyo Madaxweyne Farmaajo Oo Maanta Khudbad Ka Jeedin Doono.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Uganda ayaa ka qeyb galaya Shirka Africa Now ee ka socda dalkaas,kaas oo looga hadlayo…

Posted in Wararka Maanta

Rw Kheyre Oo Dhalinyarada Magaalada Kismaayo Ku Booriyey Inay Ka Qeyb Qaataan Hormarka Dalka Iyo Sugida Amnigiisa

Xasan Cali Khayre Rw Dalka  Ayaa Dhallinyarada Kismaayo Uu Kulanka La Yeeshay U Sheegay In Dawladdu Ay Dib-U-Habayn Ballaaran Ku Wado Dhaqaalaha, Ciidanka Qaranka, Siyaasadda…

Posted in Wararka Maanta

Waaxda dambi baarista oo qiimeynaysa jawaabo uu bixiyay wasiirka maaliyadda

Sarakiisha waaxda dambi baarista e dalka ayaa maanta guda galaya inay si qoto dheer u eegaan jawaabo uu labadii maalmood ee la soo dhaafay bixinayya…

Posted in Wararka Maanta

Sii hayaha xilka agaasimaha shirkadda KEBS oo maxkamadda looga yeeray

Ku simaha xilka agaasimaha guud ee shirkadda dowladda dhexe u qaabilsan xaqiijinta tayada badeecooyinka ee KEBS Mr. Bernard Nguyo ayaa looga yeeray maxkamadda si uu…

Posted in Wararka Maanta

Hay’adda ladagaalanka cudurka HIV/AIDS ka oo war soo saartay

Hay’adda Ayaa Ka Dalbatay Laamaha Amniga Iyo Xeer-Ilaalinta Puntland In Virus-Ka HIV Laga Baaro, Dhammaan Dadka Ku Eedaysan Arrimaha Kufsiga Ee Ku Xiran Xabsiyada. Agaasimaha…

Posted in Wararka Maanta

Wasiirka Waxbarashada Puntland Oo La Dhaariyay

Wasiirka Wasaaradda Wabarshada Iyo Tacliinta Sare Ee Dowladda Puntland Ee Uu Dhowaan Soo Magacaabay Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni Ayaa Lagu Dhaariyey Qasriga…

Posted in Wararka Maanta

Dowladda Somaaliya Oo Sheegtay Inay Kenya Kula Heshiisay Wanaajinta Xiriirka Labada Dal

War Qoraal Ah Oo Ka Soo Baxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya Ayaa Lagu Sheegay In Soomaaliya Iyo Kenya Ay Ku Heshiiyeen In La Xoojiyo Xiriirka Diblomaasiyadeed…

Posted in Wararka Maanta

Warbixin ku saabsan waxbarashada oo baarlamaanka Kenya loo gudbiyay

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa warbixin ay u gudbisay baarlamaanka ku sheegtay in sannadkan arday badan ay ku biireen dugsiyada sare halka buugaag badan lagu…

Posted in Wararka Maanta

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Safar Ugu Baxay Dalka Switzerland

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maant u ambabaxay magaalada Geneva ee  dalka Switzerland, halkaasoo uga qeyb galayo shir hal maalin dhacaya. Ra’iisul Wasaaraha…

Posted in Wararka Maanta

Duuliyihii Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka Kenya Oo Shil Ku Dhintay

War Goor Dhow Na Soo Gaaray Ayaa Sheegaya Inuu Shil Ku Dhintay Duuliyihii Madaxweyne Ku Xigeenka Dalka William Ruto ,Captain Mario Magongahas Kaddib Burbur Diyaaradeed…

Posted in Wararka Maanta

4 dibloomaasiyiin ah oo shil ku dhaawacmay

Waxaa weli isbitaalka weyn ee ismaamulka Machakos lagu daaweynayaa afar dibloomaasi oo ay shalay dhaawacyo soo gaareen kaddib markii ay shil galeen. Shilka ayaa ka…

Posted in Wararka Maanta

Buhari Oo Mar Kale Ku Guulaystay Madaxweynaha dalka Nigeria

Madaxweynaha Dalka Nigeria Muhammadu Buhari Ayaa Ku Guuleystay Doorashadi Sabtidi Ka Dhacday Dalkaasi, Isaga Oo Nigeria Maamuli Doono Afarta Sano Ee Soo Socota. Kaddib Marki…

Posted in Wararka Maanta

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Dalka Iiraan Oo Si Deg-Deg Ah Isu Casilay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Ee Iiraan Mohammad Javad Zarif Ayaa Sheegay In Uu Is Casilayo, Ku Dhawaaqitaankaas Layaabka Leh Ayuuna Ku Baahiyay Ciwaankiisa Instagram-Ka. Wuxuu Ka…

Posted in Wararka Maanta

Jubbaland Oo Amaro Ku Soo Rogtay Musharaxiinta Doorashada Madaxweynaha

Golaha Amniga dowlad goboleedka Jubbaland ayaa soo saarey qodobo laamaha amniga ee Jubbaland lagu farayo sugidda Amaanka, sidoo kalena Musharaxiinta u taagan doorashada xilka madaxweynaha…

Posted in Wararka Maanta

Askari ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya oo xukun dil ah lagu riday

Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya ayaa xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka Milatariga Soomaaliya oo dil bareer ah u geestay nin…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweyne Farmaajo”iskaashiga dalalka Carabta iyo Midowga Yurub waa mid muhiim u ah xalka”

Khudbadda Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shir madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta iyo Midowga Yurub. Khudbadii madaxweynaha ee shirka Sharmal El –Sheikh Waxaa sharaf…