Qaar ka mid ah qaxootiga ku nool Dadaab oo si iskooda ah ugu laabanayaa kililka shanaad ee Somali State

Ka dib isbadalkii sanadkii hore ka dhacay gobolka Somali State ee kililka shanaad ayaa qaar badan oo ka mid ah dadkii kasoo jeeday gobolkaas ee ku sugnaa xeryaha qaxotiga ee dadaab ayaa bilabay in ay dib ulabtaan qaab aan toos ahayn ama aysan hay,adaha gargarka ka waraqabin
hadaba Abdi mohamed gaaciye oo ku magacdheer abdi madoobe oo ka mid ah gudiga bulshada ka soo jeeda gobolkaas ayaa shacabka ugu baqay in aysan hada ku deg dagin ku labashada gobolka oo u shegay in aysan hormaro badan oo dhanka nolasha ah iyo adeegyadii muhiimka ah ka wada jirin waxaa una shacabka ugu baqay in ay sugaan inta xaladu ay ka hagaagayso qaab sharci ahna lagu celendoono

Author: STN News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *