Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee oo is casilay

Guddoomiye Ku Xigeenka Xisbiga Jubilee David Murathe ayaa iska casilay xilka hoggaanka xisbigaasi.
Murathe ayaa sheegay inuusan sii wadi karin xilkaasi maadaama uu sheegay inuu ka soo horjeedo xilka madaxtinimada ee madaxweyne ku xigeenka ee dalka oo uu doonayo inuu u soo istaago doorashada xigta ee dalka ka dhici doonta sanadka 2022-ka.
Waxana si rasmi ah loo ogeen sababihii ku kaliftay inuu xilka ku xigeenka gudoomiyaha Jublii uu iska casilo Xildhibaankii hore ee Gatanga David Murathe.
Tan ayaa sare u sii qadeysaa siyaasadda lagu doonayo in madaxweyne Ku xigeenka ee dalka lagu taagero doorashada wadanka ka qabsoomi doonto sanadka 2022-ka.

Author: STN News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *