Ciidamada Sudaan oo xiray macalimiin

Saraakiisha ammaanka wadanka Sudan ayaa xiray dhowr macallimiin ah oo ka kala yimid Jaamacaddo ku yaalo magaalada Khartoum kadib markii lagu eedeeyay in ay ku biireen mucaaradka dalkaasi oo la sheegay in ay caqabad ku noqdeen xukunka madaxweyne Cumar Al-Bashiir.
Dalka Sudan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ka dhacayay dibadbaxyo xoogan oo looga soo horjeedo Cumar Al-bashiir.
Boqolaal saraakiil oo ammaanka ah ayaa gaaray goobaha ay dibadbaxyada ka dhacaan si ay uga hortagaan falalka amniga lidka ku ah

Author: STN News

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *