Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xalay Kormeer Ku Sameeyey Qeybo Kamid Ah Waddooyinka Magaalada

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Ayaa Xalay Kormeer Ku Sameeyey Waddooyinka Maamulka Gobolka Banaadir Uu Ka Wado Howlaha Nadafadeed,Isagoo Qaybo Ka Mid Ah Magaaladda Kulamo Xog Wareysi Ah Kula Soo Qaatay Qaar Ka Mid Ah Bulshada Caasimadda,

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre   Kormeerkaan Uu Ku Tagey Qaar Ka Mid Ah Degmooyinka Gobolka Baandir Ayaa Yimid Ka Dib Markii Maamulka Gobolka Banaadir Uu Tubta Arrimaha Bulshadda Ku Soo Bandhigeen   In Ay Socdaan  Howlo Lagu  Xoojinayo   Nadaafadda Iyo Bilicda Caasimadda Oo Dowladda Soomaaliya Ahmiyad Weyn Siinayso  Si Loo Helo Caasimad  Bilic Iyo Amni Leh.

Wasiirku Xigeenka Wasaaadda Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiis Ee Xukumadd Adan Isaaq Cali Oo Warbaahinta Qaran La Hadlay Ayaan  Xusay In Dowladda  Muhiimada Weyn Siinayso  Bilicda Caasimada Isla Markaana Maamulka Gobolka Banaadir Uu Hada Bilaabey Howl Ballaran Oo Lagu Suurta Galinayo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *