Maamulka Jubbaland Oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In La Xaliyay Khilaafkii Dowladda Federaalka Iyo Maamul Goboleedyada Dalka

Maamulka Jubbaland Ayaa Ka Hadlay Qoraalkii Ka Soo Baxay Guddigii Aqalka Sare U Xilsaartay Xalinta Khilaafka Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada,Oo Ay Gudigaas Sheegeen In Xal Laga Gaaray Khilaafkaasi.

Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Xirsi Jaamac Gaanni Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Sheegay In Go’aanka Ay Aqalka Sare Soo Saareen Jubbaland Ay Soo Dhaweyneyso,Hayeeshee Aysan Micnaheedu Aheyn Inuu Dhamaaday Khilaafka Dowladda Iyo Dowlad Goboleedyada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *