Maalinta Macalinka Somaliyeed Oo Maanta Laga Xusayo Guud Ahaan Dal

Iyadoo Maanta Ay Ku Beegan Tahay Maalinta Macalinka Somaliyeed 21 November Ayaa Waxaa Guud Ahaan Dalka Kasoconayo Munaasabado Loogu Dabaal Dagayo Malintaasi.

Abdiqadir Dubada Maxamed Oo Kamid Ah Macalimiinta Ka Howl Gasho Magaalada Moqdisho Ee Caasiamda Dalka Ayaa Waxa Aynu Ka Wareysanay Waxa Ay Uga Dhigan Tahay Macalimiinta Somaliyeed 21 November.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *