Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay xiriirka Imaaraadka Carabta

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay xiriirka Imaaraadka Carabta

13
SHARE

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xiriir xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.