THE LATEST

Posted in Wararka Maanta

3 qof oo loo xiray afduub xalay laga geystay xaafadda Islii

Waaxda dembi baarista dalka ee DCI-da ayaa barteeda rasmiga ah ee twitarka ku soo qortay in maanta maxkamada la soo taagayo 3 qof oo lala…

Posted in Wararka Maanta

Qoyska bilyaneer la waayay oo hal bilyan u ballanqaaday cidii meel ku sheegta

Qoyska bilyaneer lagu magacaabo Maxamad Dewji oo maalmo ka hor lagu afduubtay wadanka Tanzania ayaa markii ugu horeeysay saxaafadda la hadlay. Waxay xubnaha qoyskaasi sheegeen…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamad ku taalo Baxrayn oo 7 qof ku xukuntay xabsi

Maxkamad ku taallo wadanka Baxrayn ayaa lagu soo waramayaa inay xabsi daain ku xukuntay 5 qof halka 6 kalena ay dhalashada ama jinsiyadda kala laabatay….

Posted in Wararka Maanta

Dowlada Soomaaliya oo ka hadasahy Taageerada ay Sacuudiga u muujisay

Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay sababtii ay taageerada ugu muujisay dalka boqortooyada Sacuudiga Carabiya oo caadis xoogan kala kulmeysa dalalka caalamka kaasoo la xiriira wariyihii la…

Posted in Wararka Maanta

Madaxda ammaanka ee waqooyi bari oo kulan la yeelanaya wasiirka arrimaha gudaha

Waxaa maanta la filaya in magaaladatani Nairobi uu ka dhaco kulan ay qeyb galayaan taliyaasha iyo isku duwayaasha ammaanka ee gobolka waqooyi bari . Wasiirka…

Posted in Wararka Maanta

Kulan ku saabsan imtixaanada qaran oo maanta qabsoomaya

Wasiiradda wasaaradda tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa lagu wadaa inay maanta guddoomiso kulan heer sare ah oo looga arrinsanayo imtixaanada qaran ee dhawaan ay…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulamo la qaatay saraakiisha ciidamada ee magaalada Marka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo malaintii labaad ku sugan gobolka shabeelada Hoose ayaa xalay Magaalada Marka kulamo kula qaatay saraakiisha Ciidamada,maamulka Degmada iyo qaybaha…

Posted in Wararka Maanta

Xoghayihii hore ee wasaaradda cayaaraha oo maxkamad la soo taagayo

Waxaa maanta maxkamada ka soo hormuuqanaya 3 sarkaal oo uu ka mid yahay xoghayihii hore ee wasaaradda cayaaraha, dhaqanka iyo farshaxanka Richard Ekai. Mas’uuliyiintan ayaa…

Posted in Wararka Maanta

Soomaaliya oo xasuus qaran u samaynayso Muwaadiniintii lagu dilay weerarkii 14-kii October

Kulan ay Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa looga hadlay dhibaatadii xanuunka iyo muragada badnayd ee ka dhalatay weerarkii 14-ka bishii  October…

Posted in Wararka Maanta

Tirada Dadka ku Dhintay Daadadkii Nigeria oo Gaartay 199

Maamulka qaran ee Nigeria u qaabilsan maareynta musiibooyinka ayaa sheegay in ilaa iyo hadda  199 qof ay ku dhinteen daadad. Fatahaadaha  ayaa si gaar ah…

Posted in Wararka Maanta

Golaha Wasiiradda ee Malaysia oo Meesha ka Saaray Xukunada Dilka

Golaha wasiirada ee dalka Malaysia ayaa  kulan ay yeesheen  ka soo saaray heshiis ah in meesha laga saaro  xukunada dilka ah ee ay maxkamaduhu ku…

Posted in Wararka Maanta

Nuurdiin Xaaji amray in la baaro shilkii Kericho

Agaasimaha waaxda dacwad oogidda dalka Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa soo saaray amar ah in laamaha ammaanka ay baaritaano xeel dheer ku sameyaan shilkii dhawaan ka…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Kenya iyo hoggaamiyaha mucaaradka oo kenyaanka midnimo ugu baaqay

Madaxweynaha Kenya Mr. Uhuru Kenyatta iyo hoggaamiyaha garabka mucaaradka Nasa Raila Odinga ayaa shacabka Kenyaanka ah ku booriyay inay xoogga saaraan ka shaqeynta iyo xoojinta…

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha koonfur Afrika oo ogolaaday is casilaada wasiirkii maaliyadda

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa ayaa sheegay inuu ogolaaday is casilaadda wasiirkii wasaaradda maaliyadda ee wadankaasi Nhlanhla Nene. Wasiirka ayaa tallaabadan qaaday kadib markii…

Posted in Wararka Maanta

Shirka guddiyada dastuuriga ah oo ka furmay Meru

Waxaa maanta ismaamulka Meru ka furmay kulankii 7-aad ee sannadlaha ah oo ay yeelanayaan guddiyada dastuuriga ah iyo maamulada madaxa bannaan ee wadanka ka jira….

Posted in Wararka Maanta

Madaxweynaha Maldives oo ka soo horjeestay natiijadii doorashada guud ee dalkaasi

Hoggaamiyaha wadanka Maldives Cabdulla Yameen ayaa maxkamada u gudbiyay dacwad ka dhan ah natiijadii ka soo baxday doorashadii madaxtinimo ee dhawaan loogaga adkaaday. Waxaa uu…

Posted in Wararka Maanta

Maxkamad ku taallo Bangladesh oo dil ku xukuntay 19 eedeysanayaal ah

Maxkamad uu fadhigeedu yahay caasimadda wadanka Bangladesh ee Dhaka ayaa xukuno dil ah ku riday 19 qof oo eedeysanayaal ah. Eedeyanayaasha aya badankoodu ka tirsan…

Posted in Wararka Maanta

Beelo ku dagaalay Galbeedka Kismaayo oo heshiis kala saxiixday

Dowlad-goboleedka Jubbaland ayaa maanta ku guuleysatay in ay dib u heshiisiin u sameyso beelo walaalo ah oo galbeedka magaalada Kismaayo ay xurguf ku dhexmartay, iyadoo…

Posted in Wararka Maanta

Jarmalka oo 100 Million ugu deeqay Somaliya

Guddoomiyaha golaha shacabka, wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, wasiiro, xildhibaano, diblomasiyiin iyo xubno kale ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska maalinta midowga Jarmalka oo maanta lagu…

Posted in Wararka Maanta

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Sacuudiga

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya,Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow u ambabaxay dalka Sacuudi Carabiya,kaddib martiqaad uu ka helay Boqortooyada Sacuudiga. Diyaarad gaar…

Posted in Wararka Maanta

Hanti dhowraha guud ee qaranka Soomaaliya oo maanta baarlamaanka hortagaya

Xildhibaanada golaha shacabka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa inay kulan ku yeelanayaan magaalada Muqdisho, kadib markii xalay lagu wargeliyay in Isniinta maanta ah uu jiro…

Posted in Wararka Maanta

Wasiiradda waxbarashada Kenya oo shir guddoomin doonto kulan ku saabsan imtixaanada qaran

Wasiiradda wasaaradda tacliinta ee dalka Amina Maxamad ayaa maanta lagu wadaa inay kulan la qaadato sarakiisha kala duwan ee ay si gaar ah u khuseyso…

Posted in Wararka Maanta

WHO oo sheegtay in 4 ka mid ah 100-kii qof ee Kenyaan ah ay u dhintaan isticmaalka khamriga

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in afar ka mid ah boqolkii qof ee Kenyaan ah ee dhintay sannadii…

Posted in Wararka Maanta

Gabadh yar oo uu nin ku dilay magaalada Habaasweyne

Magaalada Habaasweyne ee ismaamulka Wajeer ayaa lagu aasay gabadh ka mid ahayd ardayda dugsiga gabdhaha ee Kibilaay kadib markii uu nin la dhacay baangad. Ilaa…

Posted in Wararka Maanta

Dawladaha Soomaaliya Iyo Sacuudiga oo Hashiis Kala Saxiixday

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Salaad (Oomaar) ayaa dalka Sacuudiga uga qeyb galay shirka Aasaaska Amniga Hawada Dowladaha Carabta. Shirka…

Posted in Wararka Maanta

Roobow oo Ku Dhawaaqay In Uu Yahay Musharax Madaxweyne

Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa Maanta siweyn waxaa loogu soo dhaweeyey Magalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Soo dhaweyn kadib ayaa waxa uu u…